|

Dadka reer Jubba Land waxaa u bidhaamaysaa daruurgobanimo

Dadka reer Jubba Land waxaa u bidhaamaysaa daruurgobanimo,horumar barwaaqo’haddii ilaahay u calfo,taasoo ah Samaysasho Maamul Goboleed ay iyagu leeyiin kaasoo soo maray marxalado kala du duwan oo aad u qallafsan oo midba kan kale kadaran yahay ,kuwaasoo ay maleegayeen cadawgooda ,haba ugu darraadee kan aad mooddo inay hadda ka guulaysteen oo ay ku bahoobeen Dawlad ku sheegta Gurguuerte, argagixisada Al shaydaan(alshabaab) iyo dabaqaadyada Marreexaan.,kuwaasoo ilaa iyo hadda shirqooladii ay maleegayeen si vxun ugu hungoobay oo aad aragtaan in laaantood shirkii uu socdo oo uu marayo meel lagu faani karo.Aan soo qaato Mareexaan.

Kun sagaal boqolsiddetankii lagasoo billaabo Wuxuu marreexaan xooggiisa isugu geeyay sidii uu u la wareegi lahaa dhulka loo yaqaanno Waamo oo xuddun u ah Jubba laand,isagoo adeegsanayay Hubkii kala duwanaa ee ciidankii Xoogga Dalka Soomaaliyeed ,kaasoo lagu ii biyay Canshuurtii aan bixinaynay.laguna gumaaday dadkeenii,iyadoo la adeegsanayo qaab qabiil oo mareexaan ah laakiin hantida aty wataan ah hantidii loogu talagalay xoogga Dalka Soomaaliyeed,dagaalkii ugu horreeyay wuxuu ka dhacay Banka Jiira kaddib markii ay soo weerareen ciidamo uu hoggaaminayay Korneel Gaboobe oo Talxa ahaa ,halkaana looga guulaystay dagaal ay kaga hortagee weerarkaa mujaahidiin aan welgood Ciidan soo marin oo shacab ahaa laakiin xambaarsanaa Qiiro Wadaniyadeed ee ahyd inay dhulkooda cadawga Shaarka dowlada ku huwan ee ku soo duulay ka dhacsadaan,.

waxaana u suurta gashay inay halkaasi ku dilaan Gaboob,qashinkii uu watayna dabada kaga dhacaan.ilaa geelii marreexan ee laga waayay nabad ku daaqa waamo dib loogu celiyo Buur dhuubo oo aan jirin wax uu ka daaqo ,Maxamed Siyaad Barre oo ka xummaaday ku hongoobidda tolkii ku hungoobeen qabsashadii la rabay in la qabsado Waamoo ayaa soo diray Ciidamo ka tirsan Xoogga dalka Soomaaliyeed oo isugu jira Marreexan iyo midgohoodii iyo kuwo calooshood u shaqaysteyaal ah oo loo ballanqaaday Lacag iyo Darajo,kuwaasoo watay dabbaabado,gawaari gaashaaman iyo Tikniko kale oo fara badan kuwaasoo ay iskaga horyimaadeen dagaallo culculus Jabhaddii la arantiray SPM,ee uu hoggaaminayay Alla ha u naxariistee Jeneraal Bashiir Bililiqo.kuwaas oo ka abuurmay kacdoonkii shacabkii lagumaadayay ,intaa kaddib Dwaladdii Marreexaan waxay billoowday xasuuq la xasuuqayo dadka ku abtirsada magaca Absame iyo dhac la dhacayo xoolahooda,masoo koobi karo halyeeyadii ku nafwaayay xasuuqaasi ilaa Kun Sagaal Boqol Iyo Kow iyo Sagaashankii oo maxamed Siyaaad Barre ku cararay tuulada buur dhuubo ,Ciidamo Marreexaan ah ayaa Afmadoow joogay oo gummaadayay shacabka absame iyadoo magaalada Kismaayo laga garaacayo Gurbaan daarood,halyeeyadii u dambeeyay ee lagu dilo xasuuqaasi waxaxaan ka xasuusta alla ha u naxariistee Addoomoow Ali iyo ina Yuusuf Hindi ,dhamaantood waxaan ku illoownay Daarood aan markaa jirin oo naloogu beer laxawsade iyo innagoo ah dad diimeed,.

Ka soo tag Marreexaan majoojinin colaaddii uu u hayay Absame,islamarkiiba wuxuu xulufo la samaystay tuugadii USC ee Cayr iyagoo lamagacbaxay Dooxada Jubba oo uu hoggaaminayay Cabdiqaasim Salaad ina Booy,wakiilna waxaa Kismaayo ugaq ahaa Barre Huuraale,xilligaasoo dad bada oo absama ah lagu laayay Kismaayo Sidaa Caaqilkii Weynaa Caaqil Qorraxay oo aanan ilaa iyo hadda loo aarin ,waxaa la xaalufiyay dhulkeenii oo dab laqabadsiiyay ,waxaa kaloo ugu dambeeyay oo lagu dilay Kismaayo marxuum Abuukar Xuseen oo kumagac dheeraa Abuukar dheere.dadkaas oo dhan waxba ma ay galabsan waxaa loo dilay absamaa tihiin ,gadaashood wax tallaaba ah oo uu Absame qaaday majirin,haddaba waxaan garan waayay  Dhiiga dadkeena miyaasidaasi raqiis u ah ,,ma marreexaan ayaan naga awood badan mise inaga ayaa dullinimo nahaysataa?Jawaabaha suaalladaasi waxaan u daynaya waxgaradka Absame.,

 

Haddii aan u soo laabto Shirweynaha Maamul u samaynta Jubbooyinka maalintii hawshiisa la billaabay ilaa maanat waxaa lugta jiidayaa Laba cadaw Cadaw Hawiye iyo Cadaw Marreexaanoo uu adeegsanayo hawiye.Haddii aan isweydiinno Yay Masalaxad ugu weyn ugu jirtaa in jubba Laand maamul loo sameeyo Jawaabtu waa MARREEXAAN.waayo marreexaan waan ognahay dhulka uu ka dago jubba land meesha keliya oo uu sheegan karo waa Garbaharrey inta kale waa lala deggan yahay ,waad ogtihiin garbaharreey biniaadam iska dhaafee Yahye iyo Moorif baa ku noo laan waayay ,waa dhul vqarax ah ,lama degaan ah,wax ka baxaa jirin,haddana inay nolol helaan beero iyo bad helaan ayay diidan yihiin Sababtuna waa haddii Jubba Land loo samaeeyo maamul Absame ayaa wax weyn ka noqonqya ,taa ayay xasdayaan ,laakiin waxayna ku xisaabtamin inay khasab tahay in uu ABSAME WAXA WEYN KA NOQONQYA ISAGOO MARKII HOREBA WAX WEYN AHA WAAYO DHULKA OO DHAN AYUU DAGAA laga soo billaabo demada Dhoobleey ilaa Degmada Baardheere.,haddaba marreexaan wuxuu ku habboon yahay in la raaciyo Bay iyo Bakool,oo labada juubbo la isu daayo waayo waa dad isfahmi kara oo maaul ku samaysan kara si degdeg ah,marreexaanna Dambiisha quullaha ka buuxa ha la aado Baydhabo haddii uu ka soo heli karo Moordi.Marreexaan Nabad iyo axsaan ma laha ee waa in ul dheer baa la isaga qabtaa.

marreexaan w2aa inaan hangool dheer ku qabaannaa oo aan dib u xusuusinaa gabagabadii uu awoowgey nuur Cubburiyay ku dhuftay oo uu kaga keensiiyay Suldaan KUUDKUUDSI ma jiraa tusaale waxaa idinku filan markii ay maqleen igad iyo maamulkii ku meel gaarka Kismaayo ayaa Nairobi ku shiraya oo waxaa laga wada hadlayaa sidii laga yeeli laha gedo waa kuwaas afmugii dhawaaqay oo yiri Kismaayaan tagaynaa shirkaan ka qayb galaynaa waan ayidsanayahayIWM,. maxaa looga waayay markii ,hadda waxaan leeyahay laidiin ma baahna waa soo daahdeen raalli ahaada Baydhaba aada ,si kale oo ay ku fiican yihiin majirto ,haddii kala oo la ogolaado waxaan idin tusi doonaa iyagoo dhib kale abuura marka ay yimaadiin kaddib.

Waxaa kaloo Absame la gudboon inuu billaabo sidii u Marreexaan uga soo ceshan lahaa dhulkiisa ,dhibaatada oo dhan waxaa keentay Samirkeena,marreexaan intuu nabad kugu yeelo colaad kugu ma yeelo ,Waa inaan sida ugu dhakhsaha badan u gaarnaa Baardheere iyo iyo caawud waaq oo aan gacanteenna dib ugu soo celinaa maadama ay ahaayeen Dhul Absamed,waxa kibirka keenay waa fursadaha aan bixinnay mar hore ayaan Marreexaan farta ugu yeeri lahaa ,haddaba waxaan kaloon soo jeedin lahaa in lagu taakuleeyo hiil iyo hooba wiilashaa yar yar ee Raaskaambooni ee maanta awooday inay dhulkoodii hooyo ka xoraystaan cadawyadii isasoo garabsaday ee muddada badan gumaadka iyo baabinta Dadkoodiyo dakoodaba ku hayay.waxay maanta dadkooda tuseen waa cusub oo u baryay ee ha la xajisto hana laga dambeeyo RAASKAAMBOONIYTIINTA  uu horkacayo Halyayga Sheekh Axmed ina islaam(cumrigii ha raago aamiin aamiin)
\

Sidaa iyo nabadgelyo.

Waxaa qoray;  ABDI Sheekh.

FG: Qoraalkan mas,uuliyadiisa waxaa iskaleh qoraaga ku saxiixan

7 Responses for “Dadka reer Jubba Land waxaa u bidhaamaysaa daruurgobanimo”

  1. Shariif says:

    Waxaas oo dhan waxaa ka daran maanta ABSAME ninkii nabad raadin lahaa ma aha. 30 waabari oo ILKAYAR hilbaheeda la dubto ayaa u daawa ah ciilka absame. Xaga DOLLOW aynu liyu_police iyo JWXO wada socda kasoo galino, 30 kalena RAAKAMBOONI inay kasoo gasho xaga JUBBOYINKA. fursad aynaan bixinin la inaguma dhibayo, waa in laga bilaaba afarta mooryaan ee KISMAAYO ganacsiga Ku haysata. Lagu daraa BAARDHEERE iyo CAABUDWAAQ… WAA INAAN LOO DHAXAYNIN CIIDAMADA LIYU_police iyo Raaskambooni…. Markaas waa inay ILKAYAR kasoo hadashaa xuduuda ZAMBIA IYO RWANDA.

  2. Heegan says:

    Tumaal ilkayar raaskaamboni iyo liyu police wa ragwada dhashay markay boonta ilkayar muska soo istaagana hal dhinac bay kaso wada jeedsanayan . Adigu . Tumaal ilkayar baadtahay hadaad ximin leedahay jubaland s oo hawayso

  3. Heegan says:

    Tumaal resiyaad maxaad awooda oo d jubaland kaga so hor jeedsankarta dhaqalo xaata maliihid caydh madow baad tahay

  4. abdirashida says:

    Midgo iyo marexan mel ay so galen kuleyl abaar qaxar qulqulatoyin laga wayi mayo mantase malagodii ba galey waxa heysata cesantii mas iyo good madax shabel lefta malagedi ba galayey marexan xaqiiqada kismaayo iyo juboyinka manta ka jirta ha ku cibro qatan caqli hadey leyihiin mamulkoda ha ka qayb galan samiga ay ku leyihiina ha iimansadan wajigu kii hore ay u ogayen ma ahan midka manta jubboyinka xilligodi aya so meeray o u so waregay inay miyirsadan bay raban o saldhigtan aayadahodana ka tashadan marexan misko xumo mid yaro inan ah o madow meyran ku hayooyin intey miira jiided moqorka dhuqoyin kalayo mamulkq ka so qayb gala masakiin maryo calasa watad tihiine maslaxadiina garta inad miyirsatan ma rabtan wa haradan tihiin markii la idin arko margiyo xun xun bad melaha la tag tagan tihiin hadad diidan o colaad absame ad manta mah mahatan walahi milatary michine waye absame o iden shiidayan maqal dambe o ad ledihiina wa lagu diima wa bilahi tawfiiq asc wrt wbrt

  5. Ali Abaskuul says:

    Xisaabi waa lagama maarmaan,mareexaana wuxuu ku qasbanyahay inuu ku ekaado degmooyinka uu Gedo ka dago waxaana filayaa inuu mareexaan arko isbadalka Absame sameeyay ee ah inuu difaacdo deegaankiisa,marka waxaan mareexaan u sheegayaa in maanta Absame u soo jeedsaday dhulkiisii ee waxaan leeyahay ha Khaatumo seegina ee iimaansada Buulo Xaawo iyo dooloow,degmooyinka gobolka Gedo ee laydin lawadaagana cadaalad ha ka dhexmuuqato,

  6. Ali Zubeer says:

    Qoraha miskiinka ah waxaan ku leeyahay adeer jooji dabbaal degga beenta ah,

    Waxaa dhacday khiyaano qaran oo ay geysteen kooxdii Absame ee shirkaasi ka qayb gashay,

    Read below link and think how deep is the betrayal of our people

    http://ijaranews.com/newsdetails.php?
    subaction=showfull&id=1363549196&archive=&start_from=&ucat=1&

    Jubbaland waxay u baahan tahay hoggaamiyaal ka run sheega dhulkooda iyo himilada dadkooda

    Jubbaaland anigaa iska leh

Leave a Reply