|

Gudiga Farsamada shirweynaha Jubbaland oo ka warbixiyay halka uu marayo shirweynaha(Daawo)

Gudiga Farsamada Maamul usameynta Gobalada Jubboyinka iyo Gedo oo ka warbixiyay qaabka uu usocda Shirka iyo sida loo qeybsaday Ergooyinka.

1 Response for “Gudiga Farsamada shirweynaha Jubbaland oo ka warbixiyay halka uu marayo shirweynaha(Daawo)”

  1. goobwayn says:

    waryaada waamo news war maxaad utirtirtay waxaanu waano iyo wacdi qoreynay ama dadku ay soo qoreen malaha waabad kor fadhiday kamasoo wareegin 3 minit kkkk waan yaabee haddaan khad galay iga raali ahaado

Leave a Reply