|

Press Release:Somali Federal Government is Irresponsibly Admitting Sale of Weapons to Al-Shabab

Press Release 4-3 :Somali Federal Government is Irresponsibly Admitting Sale of Weapons to Al-Shabab.

 

2 Responses for “Press Release:Somali Federal Government is Irresponsibly Admitting Sale of Weapons to Al-Shabab”

  1. Ali Zubeer says:

    Bayaan raqiis ah weliba nacasnimo ka muuqato.

  2. kismayo says:

    Bayaanku sidii u qumanqa ayuu inta dambe ka xumaaday.

    Masuuliyiinta qoraalkan so qortay waxaad mee oga dhacdeen sharaftiinii iyo haybadiinii waxaad ahayden reg laga cabsanaayo. Haye yeeshee hoos baad isu idhigteen. Meeshan Dowlad mataalo. Mooryaana jooga Calamkuna layaaban yihiin.

    Qoraaladina dambe dabacsanaan dambe yaan lagu arkiin.nidaam siyaasadeena ma ahan Cadowgadana way sii dhiira galinaysaa.

    Dowladan uu na culusow xukumo. Waxay ka tagan tahay ma waxaan dhuuso moosayaa xaar igu noqday. Jubbaland dhuuntay dhaafi ladahay. Oo way margadeen.

    Dhamaan reer jubbaland waad salaaman tihiin

Leave a Reply