|

Yusuf Siyaad Indhacade oo xabsiga loo taxaabay

indhaceCiidamada AMISOM oo xabsiga u taxaabay Yusuf Siyaad Indhacade oo kamid ahaa hogaamiya kooxeedyadii  dalka soo maray haatana kamid ahaa Saraakiisha dowlada federaalka Muqdisho. Sida wararku sheegayaan xiritaanka Indhacade ayaa yimid kadib Markii uu Airporka la tagay Ciidama hubeysan oo isaga taabacsan, kuwaasi oo is hortaag ku sameeyay wadada gasho airporka, kadib Markii Indhacade ka carooday qaabka loo baaray  isaga iyo Asxaabtiisa oo uu sagootinayay.

ugu dambeyn Ciidamada AMISOM ayaa xabsiga ugu taxaabay Indhacade, iyadoo haatan lagu hayo xabsi AMISOM leedahay.

Waamonews.com

 

8 Responses for “Yusuf Siyaad Indhacade oo xabsiga loo taxaabay”

  1. mahuran says:

    Tuug la qabtay tallo maleh, baa la yidhi. Way kaa daba imin xaqii masaakiinta eed mudada badan daaqaysay. Walee nin dad islaam ah dulmi ka galay baan ku waarin. Taariikhdu wadaad sheegatooy way kuu qorantahay.

  2. ahmed says:

    General indhacada kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk, walee somali wey Qiimo beeshey. Generalnimodu ma’aha wax iska yimaada. generalnimdu waxeey Qaadataa 35 sano inuu Qofka ciidamada ku jiro howlo farabadana soo Qabto ama militery Academy inuu ku jiro 9 sano..

    Marka Moryaan indhacade waxuu modaa meelwalbo iney ISBARO taalo dadka biyaha ha’laga gado.

  3. hassan says:

    Generaalka tol laandheer ah bu kadhashe marka hal habeen kubaryi maayo xabsiga, haddi kale balaayo ba meesha kabilaawan marka in lasoodaayo unbaay nabada kujirtaa

  4. war kan haraga ah wakhtigiisi wadhacay habar giidira ala ha unaxariisto birgeeradii col cabdulahii yusuuf janadii raxma ala hakawarabiiye ba jiiray koxiihii qas wada yasha ahaa intaa hartayna wa in marabiya oo magan u ah abgaal marka wiilka waxaa labaraya akhlaaqda ama tishiibiliinka ciidamada kadiibka waxa laga dhiigaya kugaa jeel 20 jiirow oo mustaqbaalka dhowna laga dhiigi doono adeerki xasan dsahiir awees

  5. Ali Abaskuul says:

    Kkkkk kkkkk kkkkk kkkkk…..

  6. mohamed says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk meesha ma isbaaradii baa taalo iyo biyihii dadka masaakiinta laga iibinayay baravo Amisom adaabta bara dugaagtaan dalka ka dagi waayay waxaas baa la leeyahay wax wada qeebsada war anaga yaana soo habaarayaa ilaahow umadaan maxaad wax noogu dartay

  7. Mohamed says:

    Dhagar qabe laqabtay foolxumo badanaa khaa in indha qaloocsan
    Dulinimaa kuu dambaysa waxa xoolo somaliyeed kugu maqan

  8. kiiney says:

    Ninkaan idhacade ladhaho waqtigiisi wuu dhamaadey wuuna dhaqaaqidoonaa,meel xun ku danbee dheh insha alaah,gabdho kufsi ,guryo dhicid,beero dhicid,xoolo islaameed dhicid,reer aan daris nahey wuxuu ka heyistaa beero ey afgooye kulahaayeen maalin dhaweed ayaa aabahood adey oo is yiri dowlad aya mesha ka dhalatey ee armaad xaqaagii soo heshaa,waxaa loogu soo jawaabey markuu xamar tagey,meeshaan afgooye la dhaho waxaa hada iska leh beesha ceer,waxana naloo yaqaan,ceerka afgooye,marka dadkaas dulman bal eeg,culusowna halu xijiyo xabsiga ileen wuu diidan yahey wali inuu qirto hawiye xoolihii islaamka in lasoo celiyo,

Leave a Reply