Gudiga Farsamada Shirka Maamul usameynta Jubaland oo shaaciyay in Raisul Wasaare Saacad Sabtida ku soo wajahan yahay Magaalada Kismaayo(Daawo)
Gudiga Farsamada Shirka Maamul usameynta Jubaland oo shaaciyay Ra’isul Wasaaraha Somaliya Cabdi Faaraax Shirdoon inuu ku soo wajahan yahay Sabtida soo socota Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubada hoose.
Waamonews.com
War been badana kulaha waxa uu nooga imaananaya in u nagalaqeeb galo furista shirka hadda ayu mowtgooda galay. war ninka wuxuu u soosocda in u ku wargaliya fariinti culusow oo aheyd maamul u sameynta lixda gobal ee koonfur galbeed. Ninka raaisal wasara aad moodeen waa xafiis bouy hawiiye
Guul guul guul jubbaland.aad ayaan ugu faraxsanshay sida wax u socdaan anigoo og baahida reer jubbaland u qabaan maamul ay leeyihiin.Tan Raysal waraaraha waxaa laynaga rabaa inaynu raacno raadkii puntland oo lala xisaabtamo Saacid iyo ciduu matalaba haddii kale wuxuu hadhoow ku doodi qodobkaas kamaydaan hadlin,anyway hala dadaalo oo hala ilaaliyo qadiyada jubbaland.waxaan salaamayaa qadiyada,nabadgalyada iyo horumarka jubbaland,waxaan sigaara u salaamayaa wmnews.
waxba yaana laga didin mar walbana waxii lagu arko waa inlagu la dhaqmaa haduu wanaag wado soo dhoweeya haduu waxiisii qudhunka lahaa wato iyo afkii culusoow waa inlasameeyaa si uusan waligii ugu soo laamin jubbaland
waxaa laga yaabaa inay xaqiiqda sootaabteen ooy leeyihiin noo ceeb astura waana midda ugu macquul galsan bal aan sugno
laakiin baalaayo waxay joogtaa markuu yiraahdo gedo waxaa lagu dari bay iyo bakool ee aqbala aanu idin aqoonsanee! midda kale war ninku il adagaa ninkaan ogaa waxuu kuhadlaayay sees u imaan karaa meeshuu diidanaa wanaageeda war jiraaba cakaaruu imaanayaa
war yaa sitaha wiil reer siyaad waxaan kuu sheegayaa saacid ma noqoy nin jubbalander ah mise hawiye u adeeg haduu ogalyahay jubbaland waa lasoo dhawaynayaan hadiise uusan ogalayn waa lacayrinayaa sidii kuwii ka horeeyey ee magaca dowlada sheeganayey lkn aniga sida aan maqlay saacid garoowe ayaa lagu soo dhaqay wasakhdii hawiye ku shubeen sabtidana wuxuu u imanayaa sidaan maqlay siduu shirka u furi lahaa uguna dhawaaqi lahaa in dowladu taageersantahay dowladu waana arin guul ah mar hadii saacid hurdaaye ilaahay dadkiisi u soo jeediyey hawiye action goup iyo habartii uu qabay xaalkoodu waa xunyahay mar hadii jubbaland hirgasho 50 sano ee soo socda darood asagaa xukumaya somalia waayo jubbaland waa meesha somalia ugu khayraadka badan hawiyana wuxuu rabaa in uu khayraadka jubbaland wax ku yeesho waana arin aan suurtoobayn viva jubbaland state and unity darood /aamin aamin
Asc hadal bdn haan ma buuxsho aan sugno in caasho iyo waxii uu wato inshaa alaah haddii rabi idmo
Ali Abaskuul waxaan rabaa inaan talo walaaltinimo ku siiyo waayo waxaa iiga kaa muuqda inaad tahay nin JIDWAAQ ah markaa waxaa iga talo ah inaad tafaraaruqa naga ilaaliso sababtoo ah wakhtigan xaadirka ah waxaa larabaa in dhamaan Absame iyo Adeerkii oo dhan lamideeyo, oo Darood midoobo, kadibna Somali oo dhan midawdo adiguna lafihii ama jilib yadii Jidwaaq ayaad sii kala qaadaysaa markaa waxaan ku oran lahaa magacan Adeer kay ee Abaskuul waxaad ku badashaa magacii Awoowgeen ee Jidwaaq sidaa iyo tolnimo wanaagsan iyo wax wada qabsi wabilaahi towfiiq.
Walaal xagar haddaan xaqiiqda kuu sheego magac aan wato waa sax waana ali iyo absakuul oo laygu daray xiligaan qurbaha imid,Absame dhixdiisana iyo jidwaaqtoona walaal waa reerkaan ka dhashay oo umalaynmaayo inaan dhib u keeni inshallah alla,horayna umaadan arag ayaan filayaa anoo meelka dhac ku sameeyay Absame iyo adeerkii ilaahay khayrka haynawaafajiyo aamin,anyway hala dadaalo.
War haddii uu yimaado wuxuu heli hoy fiican oo uu seexdo iyo meel ammaan ah. Wixii uu la yimaad waa la arki doonaa.
Masha allaha aad ayaan ugu farxay markaan aqriyay commentiyadiina oo aan hal aflagaado aysan ku jirin sidaas ayaa sharaf ah midooba wanaaga ka shaqeeya iyo dib u diska dalka aniga hada kismaayo mudo ku 3 sano ayaan kasii maqanahay hadaan joogana wax weyn ayaan kaso dhaween lahaa wafdiga dowlada laga sugaayo waxaana rajaynayaa in ay kheyr la imaan donaan oo ay ku farxi donaan rer jubbaland intaa kadib walaalayaal sidaad la socotaa sedaxdaan gobal waxay u baahan yahiin dib u dhis iyo in dib losoo celiyo adeegyadii bulshada darxumada ka muuqata isbitaalka kismaayo waad aragtaan bur burka ka muuqda daawa la,aanta ka jirta waxaas oo dhan waa aas aasiga nolasha waa in la helaa nabad caafimaad biyo nadiif ah wxan kuso gaba gabeynayaa guul guul jubbaland
Rag samaysan waayey maamul oo u yeedhanaya kuwii duminayay……Caqli xumo ka wayn miyey jirtaa.
Waar ummad dhan oo ka liidata Ximin iyo Xeeb..
ali zubeer sitahow umadda jubbaland magaceeda dhig aniga sidaas ayaan kuu sheegayaa waan lasoconaa waxaa tahay hawiye ka soo hadlayaa villo somalia dii hore ee xamar kutaalay hada lkn waa guri hawiye action group hantida xaaraanta ah uu ku haysanayo marka magaca iskadaa aad ku qaraabanayso asxaabta jubbaland state waxaan leeyahay waxaan waa cadow nagu dhexjira marka yaan dhib loo arag waxaa loo soo diray dadkeena is jecel in uu kala firdhiyo magacana waa layska qaataa yaan loo jawaabin ninkaas dooxada jubba ee cayr viva jubbaland state and unity darod /
Sitaha Puntland
KKKKKKKKKK. Adeer waa ay kaa caddahay oo weliba ka dhacsan tahay. KKKKKKKKK.
Miskiin.
Ali Zubeer buu leeyahay waa Hawiye. kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Adduunyooy xaalka ba’
Raiisal wasaare saacid horta waxaan u sheegi lahaa daarood markii hore ayey xiiso u lahayen lakin hada hala iska soo dhaweeyo lee waaye,shirkaana inuusan u joogsaneeyin ayey arkeen dowlad ku sheega, maxey u maleynayen war dadkaan shirka furey aqoon ayaa idiinku laaban,war waa dad dowlad ah soorkana yaqaan,quruxdana yaqaan noloshana yaqaan, ee dowlad yahey dadkaaga haisku dirin,hadii kale walee meel fog ayaad ka doonidoontaa.