|

Odeyaasha Beesha Jareerweyne oo kulan ay ku yeesheen Muqdisho ku cambaareeyay dagaalka dowlada ay ku qaatay beesha Jareerweyne ee Gobalka Sh/dhexe(Daawo)

Odeyaasha Beesha jareerweyne oo shir Jaraa’id ku qabtay Magaalada Muqdisho ayaa cambaareyn dusha uga tuuray dowalda federaalka ,kadib Markii Maamulka Muqdisho si bareer ah ay u hubeeyeen beesha ka soo jeedo Madaxweyne Culusow isla Markaasina Maleeshiyada dareyska dowalda loo geliyay ee ka soo jeeda beesha Abgaal ay duulaan xasuuqa ku qaadeen beesha Shiidle ee Jareerweyne ,waxayna gubeen tuulooyin iyo beero ay leeyihiin beesha Jareerweyne.

Madaxweyne Culusow ayaa lagu soo waramayaa in dalka Qadar uu ka iibsade dhulbeereedka Jiinka wabiga ee ay leeyihiin beesha Jareeweyne, waxaanuuna doonaya in Ganacsata beeshiisa ah qandaraas ku qaataan, si ay taasu u suurta gashana la gumaado dadka Jareerweyne oo u badan gobalkaasi isla Markaasina beeraha ugu badan ee gobalkaasi is kaleh.

Leave a Reply