|

Qarax dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Magaalada Muqdisho

qarQarax ay ku naf waayeen in kabadan 11 ruux 7 kalena ay ku dhaawacmeen ayaa maanta ka dhacay makhaaxi ku taalo magaalada Muqdisho , halkaasi oo ay ku sugnaayeen askar ka tirsan Ciidamada dowlada federaalka Somaliya.

Qaraxa ayaa sida wararku sheegayaan lagu aasay makhaaxida qeybteeda dambe,kadib Ciidamada dowlada oo goobta ka qadeynayay ayaa lala beegsaday. dadka geeriiyooday 7 kamid ah waa Ciidamada dowlada. Qaraxyada noocan ah ayaa aalaaba ku badan Magaalada Muqdisho, waana kuwa khasaara badan u keeni kara bulshada .

Waamonews.com

Leave a Reply