|

Maqaal: Mustaqbal Xumada u dambeyn doonto dadka Gobalada Dhexe (Aduun Seeg ,Aakhiro Seeg)

aakhiro seegQoraal Kooban: Qoraalkani oo runta ku qotoma waxaan ku eegi doonaa Mustaqbal Xumada u dambeyn doonta Aduun iyo Aakhiraba dadka Kasoo jeedo Gobalada dhexe Ama Galgaduud ee Dhibaatada ka wado Guud ahaan dalka Somaliya gaar ahaan koofurta Somaliya iyo Gobalada dhexe.

Dadka Ka ka soo jeedo Gobaladaasi 23-sano ayay dalka iyo dadka Soomaaliyeed dhibaato ku hayeen, Dhac boob,barakicin, xasuuq, kufsi,Dhulbalaarsi, boob hantida dadweynaha iyo mid dowladeedba. Umadii Soomaaliyeed Waxaay badeen qaxar iyo qaxootinimo, Dowlad La’aan iyo dagaal joogta ah.

 

Akhiro Seeg:

Waxaa Hubaal ah in ALLAH  Agtiisa  waxba u oolin.

Cidd kasta oo baneysata Dhiiga Muslimka.

Cidd kasta oo xaqdara ku dhacda xoolaha Muslimka.

Cidd Kasta oo boobta taako dhul islaameed iyo dhowlka ka dhaxeeyo dadweynaha.

Cidd Kasta oo xoog ku degto hooy islaameed kuna Ilmo dhasho.

Cidd Kasta oo xoog ku haysato beero Islaameed oo waliba intifaacsato.

Cidd Kasta oo fara xumeysa gabadh ama hooyo muslimad ah.

Cidd Kasta oo caadeysata xumaan oo dhan.

Cidd Kasta oo ku kacda waxuu ALLAH Xarimay.

Cidd Kasta oo dulmiga jideyso.

Cidd Kasta oo fitnada hurisa.

Hadaba Intaasi oo dhan iyo wax ka sii badan ayay ku sifoobeen dadka dalka Nabada u diiday ee ka soo jeedo Gobaladaasi.

Ilmaha guri xaaraan ah ku dhasho, mid dowladeed iyo mid gaar loo leeyahay waa walid xaaraan ah oon xalaal ku dhalan.

Soon  Salaad iyo Xaj toona  lagama aqbalayo ruux guri xaaraan ah degan ,duca warkeeda daa’.

Dhaqaalo xaaraan ah, reerka lagu dhiso iyo waxii ay dhalaanba waa wada xaaraan.

Beeraha Islaameed ee xooga lagu haysto ee hadana la intifaacsanayo waxii ka soo galo oo dhan waa xaaraan.

Adigoo dhiig Islaam qabo, Wiilkaagi, walaalkaagi oo dhiig Islaam qabaan iyo Caruurtaadi oo xaaraan ku koray?? Subxaanalaah( wada nijaaso)

Xaaraan iyo xaaraan quute waa wada xaaraan, Allah agtiisana waxba uma yaalaan hadii aysan toobad keenin oo ilaahey u soo noqonin.

Dhiigyacabka baneystay dhiiga walaalkiisa muslimka ah wuu duloobay ,Allah agtiisana waxba uma yaalo.

Nin Halaagaasi isagoo ku jiro dhintay ,Caruurtiisana kaga tagay iyagoo xaaraanta halkii ka sii dhuuqayo maxuu yahay halaaga u haray ???????????

Aakhiro se maxaa u yaalo oo kaga horeeyo??????  Ileen aduunkani waa laba beri oo walaga tagiye.

Waa Maxay dhibaatada ka weyn qoyskaagii oo dhan ood Jahanabo u horseeday????

Hadaba dadka intaasi oo halaag ah kulan saday ee hadana wali sii dhex dabaalanayo ee aan is daba qabaneynin , Halaaga u haray Maxuu yahay??

Intaasi ayaan ku soo gabo gabeynayaa qoraalkii  :Akhiro Seeg.

Somalida runta iskuma sheegto, xumaanta marka laga hadlayo Soomaali oo dhan ayaa loo wada saaraa, Laakiin Cali Yare runta rabi baa ku jecel, Umada Soomaaliyeed waxa dhibka ku hayo waa reer Galgaduud iyo qowmka Muqdisho ku habsaday.Waxaan ku soo afmeerayaa qoraalkeykan Ilaaheey Khaatumada hanoo suubiyo aamiin.

La soco qoraaladeena dambe qeybta: Aduun Seega reer Gobalada dhexe ama Galgaduud iyo Mustaqbalkooda waxuu ku dambeyni doono

Cali Yare

Waamonews.com

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Leave a Reply