|

Wasiira dowlaha Haweenka ee Dowlada Jubaland oo lagu soo dhaweeyay Magaalada London

Wasiira dowlaha Haweenka Dowlada Jubaland qamar deeq Xaaji Khaliif oo xalay soo gaartay Magaalada , iyadoo halkaasi ay ku soo dhaweeyeen Jaaliyada Jubaland ee UK. Wasiirada ayaa waxay ka qeyb galeysaa siminaar looga hadlayo gudniinka fircooniga ah oo ka dhigi doono Magaalada London . Sidoo kale Wasiira dowlaha Haweenka Jubaland ayaa waxay wada socdeen Wasiirada Haweenka dowlada Federaalka iyo xubna kale oo dhamaantood kawada qeyb gali doono siminaarka ka furmi doono Magaalada London 10-ka Bishan Juun.

Wasiira dowlaha Haweenka Jubaland Marwo Qamar ayaa lagu wadaa inay u sii gudbi doonto Wadanka Sweden hadii ay u suurta gasho .

mfml

6 Responses for “Wasiira dowlaha Haweenka ee Dowlada Jubaland oo lagu soo dhaweeyay Magaalada London”

  1. Abdi qani says:

    JUbbaland guul ayaan leenahay.
    Waamonews maad inoo soo qortaan dhiwaatada mooriyaanta Hawar Dugaag(Hawar gidir) aay Mrka kawadaan..sida dhaca, kufsiga , xasuuqa iyoh bara kicinta.

  2. Ali black says:

    Saxweye cabdiqani waa inaay sooqoraan waxa kasocda marka xadgudubka laguhaayo dadka gobolkaas udhashay

  3. Warbac says:

    Gobol ka shabeelaha hoose hawiye oo dawlad sheega ya ayaa xasuuq kawada waa in Rintaas laga hadlaa yacni solidarity with walaaheen shabeelaha hoose.

  4. samatar says:

    degdeg breaking news
    ciidan liyuuga ddsi ayaa lawareegay dhamaan gobolka bakool ,general cabdi aadan warsis aya sheegay in alashabaab aan looga dabahadheyn ilaa baydhaba

  5. Abdi qani says:

    war samataroow
    waxaan arkay dad meshaas dagan oo loo turjumaayo Afka somaaliga xataa
    mafahmaayaan bisinka!!!

  6. fay cadey ( San Diego) says:

    wow mansha alleh Qamar reer maraykana way ku sugayaan ee safarka hajoojin
    jubaland guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul.

Leave a Reply