|

Daawo: Ciidamada New Booliska oo meel uga soo haray Kooxda Alshabaab

Ciidamada New Booliska ayaa wacdaro ku dhigay Kooxda Alshabaab ,kadib Markii Alshabaab ay weerar gaadma ah oo shacab badan ay ku xasuuqeen ka geysteen deegaanada Xuduuda Itoobiya iyo Gobalka Bakool.

Leave a Reply