|

Dowlada Somaliy oo iyadoo qabiil ah xoog ku qabsatay Magaalada Marka ee Gobalka shabeelada Hoose

XD_IMG_4527Dagaaladii ka socday gobalka Shabeelada hoose ayaa waxay ku sii fideen deegaana horleh, dagaaladan oo u dhaxeeyay Dadka deegaanka Gobalka Shabeelada hoose iyo Ciidama Beeleedyo ku howlgala Magaca dowlada Soomaaliya ayaa waxay dhaliyeen khaaara baaxadleh ,waxaana ku geeiyooday dad farabadan oo shacab ah, waxaa gabi ahaanba dab la qabad siiyay tuulooyin farabadan .

Ugu dambeyn Maleeshiyada ku howlgala magaca Ciidamada dowlada ayaa xoog ku qabsaday Magaalada Marka ,iyagoo horey u sii haystay, Afgooye, Qoryooleey , Janaale , Awodheegle iyo deegaana kale oo badan.

Beesha Caalamka ayaa Cambaareysay falka dowlada Soomaaliya iyadoo qabiil ah ay ugu duushay deegaana isla Markaasina loo barakiciyay dadkii deegaanadaasi lahaa. Hubka dowlada Somaliya soo iibsatay ayaa la sheegay in lagu gumaadayo shacab Soomaaliyeed, iyadoo dagaalka ay kawada qeeyb qaadan hayaan Beesha Hawiye oo ku howlgaleeyso Magaca dowlada iyo Beesha Biyomaal.

Dhawaan ayay aheyd markii Xasan Xaad ku baaqay in duulaan beesha Hawiye ku qaadaan Gobalka Shabeelada hoose. Lama garanaayo sida ay ku sii jiri doonta dowlada Soomaaliya ee u xuub siibatay qabiil hubeysan.

Waamonews.com

35 Responses for “Dowlada Somaliy oo iyadoo qabiil ah xoog ku qabsatay Magaalada Marka ee Gobalka shabeelada Hoose”

  1. Sahal says:

    Taasay ku leeyahiin waa dowlad qaran ee cuna qabataynta hubka ha laga qaado. Oo yaa dabaal ahoo duurka loo diraa.

  2. garaad says:

    cajiib ciwaanka inaga saxa go, ooyin hilmaan hadalkumajiree

    waad mahadsantihiin eega

  3. Abdi qani says:

    mahad balaadhan bahda waamonews
    meshaan horaan usheegnay wax dowlad ladhaho kama jiro.
    Ee mooriyaanta wax magaratada ah hala iska dhiciyo.
    Hana loo diyaar garoowo dagaala cusub oo mooriyaan isbaheeysatay lala galidoono
    waayo waan ognahay sheekoo yinka meelaha loogu qaxweeyo dal iyoh diwadba.
    hubka maanta lagu xasuuqaayo masaakiinta Biyo maal waa hubkii Djabuuti aay siiisay mooriyaan
    shaati Dowladeed xidhan Aduuno xaalka ba.
    Waxaaba kisii daran Suldaanka Ilkayar oo haday ayaa beesha Hawar DIGIR aad iyoh ad udifaacay
    cajiib war reerkaan maxaa kadhigay Eey aay Habraha ku ugaadhaan??????????????

  4. xassani says:

    qaranoow xaal qaado ma habardigir ayaa qaran noqon xamar hawiye hadii uutaageeriwaayo habardigir
    waa ay kuhalatagi calankan beenta aha ee umada Soomaaliyeed xamar lalataaganyahay
    ee dadka Soomaaliyeet lagu boobayo ugu dabeeyn waxaa loo baahan yahay in umada Soomaaliyeed
    ay wax fahmaan oo ay katashadaan waxan xamar yaala iyo dawlad beenaadan dadka lagu wareeriyay

  5. xassani says:

    qaranoow xaal qaado ma habardigir ayaa qaran noqon xamar hawiye hadii uutaageeriwaayo habardigir
    waa ay kukalatagi calankan beenta aha ee umada Soomaaliyeed xamar lalataaganyahay
    ee dadka Soomaaliyeet lagu boobayo ugu dabeeyn waxaa loo baahan yahay in umada Soomaaliyeed
    ay wax fahmaan oo ay katashadaan waxan xamar yaala iyo dawlad beenaadan dadka lagu wareeriyay

  6. Abdi qani says:

    Xassani
    ilkayarta ayaga kawaran? uhadlaaya ee leh meesha dagaalka uu
    kasocdo HAWAR DIGIR ayaa iska leh.

  7. Abdi qani says:

    Keyse
    Abaayo iwaran barayahaan laguma arage naa heedhe caruuurtii sideey kuuyihiin??
    Adiga qudhaada sideed noqotay waa adigii ad uxanuun sanaaye indhawaalabe?
    Sunata jiirka qof somaali ah oo cabo adaa oguu horeeyay macaanto hadad
    hada kabogsootid mar danbe sun jiir iyoh mid Eey midna hacabin iyaah macaanto.

  8. xassani says:

    Abdi qani

    Ilkayarta hadii ay habardigir injirta kaguriwaayaan malaha meel ay aadaan waayo wax wado aha oo kale umafuran waxaa u furan oo kaliya injirta habardigir
    daliilkeediina wataa ay u doodayaan habardigir
    waxaasaa xayawaanima aha

    Abdi qani
    ilkayar maheradeedii wataa waxay kudanbeeysay injir gurista habadigir
    nin doqona ayaa caano lasiiyay doqonkii ayaa caanihii suu ucabahayay ayeey afka kasoo daateen
    waayo doqonku waxuu garan waayay in markuudhargo in uu caanaha iska daayo

    makaasaalo sheegay in uu caanaha iskadaayo doqonkii ayaa ku jawaabay aqli away aan caanaha iskadaayee
    marka ilkayar waa aqli aaway

  9. Sahal says:

    Waamonews, salaan kadib, ninkii Xiddig ahaa waa dabran yahaye ma gacantaa idiinka dhacday? Waxaan fili in aydaan ukas u block garayn ee bal arintaa fiiriya. Thanks.

  10. Abdi qani says:

    sahaloww
    kkk waa sidee Xiddig iyoh adiga
    arintiina anagu magaran ilaa amar danbe
    laakin Xiddig waa Daarood dhalat ah waliba waxaan umaleen in Abti looyahay
    waayo waa qof aqli usaaxib ah
    fikirkiisa iyoh garaadkiisa ilka yar ooma eka.

  11. xassani says:

    Abdi qani
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    aad baat iiga qoslisay gabadhan sunta jiirka cuntay iyo sida aad xaaladeeda aad ulasocato in ay sunta jiirka cunto

  12. Abdi qani says:

    Xasaani
    kesye
    waa laguu yaqaanaa inta badan noolasheeda waxaay kudhameey satay jaha wareer
    iyoh xaafada wareer bisinka War ma walaan tahay.
    Sun jiir war keeda daa.

  13. xassani says:

    Abdi qani
    waxaan maleeynaayay gabadhan sunta jiirka markii aycuntay in intanada dariska la ah ee aan anigu oogu horeeyo kaliya in ay og yihiin waayo maalintii aan maqlay ayaan soodhigay websit kan
    iyo parta facebook

  14. Sahal says:

    Cabdiqani

    KKKKKKK, Xiddig waa saad u sheegtay waa nn xalaal ah, ta kale WM waxaa u fiican in ay noqoto gole dad kala aragti duwani kuwada sheekaystaan, gaar ahaan nimanka reer adeerkeen ah, oo xaga iyo xagaba laga wada qaxweeyo.

  15. Sahal says:

    Dalab

    KKKKKK, War wali sheekadu TEST ma gaarin, ee adna buun buuninta ka daa kkkkkkkkkkkkk

  16. Abdi qani says:

    war sahalow
    aniga xagii kale waan iska daayay waayo waxaa kubadan
    dadka mad madow oo waliba wada ilka cas cas ama ilka gad gaduudan
    ASc hadad dhadhdid waxaa laguu jawaabi mesha ma JUbbalan ayaad mooday
    waa dad wada shaki miiran ah.

  17. Xiddig says:

    Test test rogger.

  18. Xiddig says:

    Caliyoow rag waa wada cartami goor la caabuqaye
    Dar baa calowga kugu daadiyoo loo cumaamadaye
    kuwa carunka kuu qooshayaba ma ad canaadayne

    Ceebaha daweeyaan ahiyo caaqil dood furane
    Cidda inaan mideeyaan rabiyo ciirta noo lula e
    Ma cagdheerta kaliyaa ehela waan cajabayaaye?.
    Kkkkkkkk

  19. Dahir yare says:

    Xiddig, Sahal, Dalab, Soo dhowaada dhamaantiin. Waxaad taheen raag lo bahaan yahay. Hadaad walaalaha Sade Daarood taheen gacmo furan ku so dhawaada ilmo adeerayaal. waamonews dadka dooda wanaagsan waa inay so dhaweeso oon la xanibin. Anigu waxaan leeyahay qofkaasta oo Soomaali ah hala daayo! Taageerayasha dowlada Jubbaland, oon anigu ka mid ahay aan u dulqaadano gardarada, kaftanka, iyo dacayada. laakiin caaydu reeban. Saaxiibayaal so dhawaada mar kale. Waxnaa ka barta Macalinka reer Jubbaland Suldaan Dr. Ali Zubeer. Mahadsanidiin.

  20. xassani says:

    xiddig gabayga waa loodhashaa lama mooryeeyo kada gabaga dibnahan aan gabaga garaneeyn
    adoo caamo ah oo caalenimana kuu dheertahay gabayna garaneeyn maxaat u kaadeedi dibnahan
    aan gabayba garaneeyn

    wiil yahoo gabaygu waa abiyo isir kasoogaadhe lama sheegto gayba hadaan dibnuhu dibnaahaagu dudubineeyne gabaye war ka maaso laacdin rag oo gabaga asanl ka soogaadha

    takale hadii diinta iyo garashada dareenka soomaaliyeed Absame rabiku miisaamay ma isku hiifi rabiba kuudiiday

    ee maadhoo kadaa hataqada dibnahan aan gabayba garaneeyn
    hanaqon tooriilihii bekeemka daqlaha loosaar ee kadaa gabaga dinahan aan gababagaraneeyn

    mala qoonsan hidii dubkani daqani oo Absame hibaba loosiiyay

    midakale darkan kugu jabay iyo dacdan aadleefi xiddig rag lagumadaandaasade ee kamaarso libaaxyadan aad hortooda dhibiq dhibiqleey sidii dhalaan cadceedsaday oo cagagubyoonaaya

    xiddig midakale dolqaad dhamaa darisnimo xidid wadadaga iyo seedi sariig maleh oo waa dhurwaa dharaar ciyaye anigana dulqaad diiday oo waa leiskudagaayaaye

    ma fududi dubahayga lama deg deg degine doqona waa igu daktaa oo dareen malaha
    sidhaba dubaha u maqaadin

    haatanse dubahaan qaaday dhab uqaata oo agagas iyo koolboks kaan agalax kagayeeli
    dhadhaab iyo dhagaxaan dhabanka u saari oo dhabigaan uqoray dubaha dhigimaayo dhab u u qaata dubuhuhu waa dushiina oo dareensiiya kan dareemeeyn oo dhab u qaad siiya

    dhab u qaado xiddig dulqaad dhamaa doqon baa mooge dubuhu wuu boqol dhacaayaaye
    xiddig hiifka kadaa dibnahan aan gababa garaneeyn

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  21. xassani says:

    xiddig gabayga waa loodhashaa lama mooryeeyo kada gabaga dibnahan aan gabaga garaneeyn
    adoo caamo ah oo caalenimana kuu dheertahay gabayna garaneeyn maxaat u kaadeedi dibnahan
    aan gabayba garaneeyn

    wiil yahoo gabaygu waa abiyo isir kasoogaadhe lama sheegto gayba hadaan dibnuhu dibnaahaagu dudubineeyne gabaye war ka maaso laacdin rag oo gabaga asal ka soogaadha

    takale hadii diinta iyo garashada dareenka soomaaliyeed Absame rabiku miisaamay ma isku hiifi rabiba kuudiiday

    ee maadhoo kadaa hataqada dibnahan aan gabayba garaneeyn
    hanaqon tooriilihii bekeemka daqlaha loosaar ee kadaa gabaga dinahan aan gababagaraneeyn

    mala qoonsan hidii dubkani daqani oo Absame hibaba loosiiyay

    midakale darkan kugu jabay iyo dacdan aadleefi xiddig rag lagumadaandaasade ee kamaarso libaaxyadan aad hortooda dhibiq dhibiqleey sidii dhalaan cadceedsaday oo cagagubyoonaaya

    xiddig midakale dolqaad dhamaa darisnimo xidid wadadaga iyo seedi sariig maleh oo waa dhurwaa dharaar ciyaye anigana dulqaad diiday oo waa leiskudagaayaaye

    ma fududi dubahayga lama deg deg degine doqona waa igu daktaa oo dareen malaha
    sidhaba dubaha u maqaadin

    haatanse dubahaan qaaday dhab uqaata oo agagas iyo koolboks kaan agalax kagayeeli
    dhadhaab iyo dhagaxaan dhabanka u saari oo dhabigaan uqoray dubaha dhigimaayo dhab u u qaata dubuhuhu waa dushiina oo dareensiiya kan dareemeeyn oo dhab u qaad siiya

    dhab u qaado xiddig dulqaad dhamaa doqon baa mooge dubuhu wuu boqol dhacaayaaye
    xiddig hiifka kadaa dibnahan aan gababa garaneeyn

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  22. xassani says:

    nin baa laga sheegay sankeega iyo afkaga inta u dhaxeeysa ayaa halaqyo mareen noqotay
    maah maahdaas waxaan lulajeedaa
    Xiddig iyo Sahal oo maalmo is hor ordayay

  23. Xiddig says:

    Xasani
    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk,
    Awoowe bahasha gar cadaawe ma ahane gar sokeeye u daa,

    Waa runtaayo waa horay salaq dhabatay lkn marna kama quusan inay hagaagto.

    Waan ogahay inaanan gabyaa ahayne bal waxaan is leeyahay daandaanso nimanka ree Dirgax si ay dhoolla tus u sameeyaan. Ina aabbow maalin baa lay xannibay calaashaan waa ilkayar un markaasaan Sahal wacay sahalna Cali buu wacay marka waxaan is iri tolow maxaad eersatay Mise meeshaba nabad doon loogama baahna ee waxaa looga baahanyahay tareeso qallalan oo kaliya.

  24. xassani says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    xiddig waxaadahay nin wax garaya aniga lafteeydu mahihi nin gabyaa ah laakiin cida gabay hakula kaftamin waayo gabagu waxuu kamid yahay wax yaabaha hibadaloosiiyay
    rag iyo dumarba
    Xiddig

  25. Sahal says:

    Xassani

    Cidu sidii hore ma aha, maanso iyo murtina dad ma ay dheera. Wax walba dhalan rog ayaa ku dhacay, tusaale ahaan hadaad arki jirtay qof cagdheer ah oo dadka laga garto bidhaantiisa, markuu talaabsanayana aad goray haldhaa moodayso, laba mitirna wax u dheer yahiin, maanta waxaa muush ah kuwa markuu shay dhulka kaga dhaco aan u baahnayn in ay foorarsadaan si ay u soo qaataan ee iyagoo taagan gacanta dhulka la gaaraya kkkkkkkkkk

  26. xassani says:

    Sahal

    horta adigu nin soomatihay maaxaa afkaaga baray cagdheer ma dumar baatahay oo waadnadhadhamisay oo nin reer ka ah ayaa kusoomaray

    takale alle waxuu abuuray aadami dheerdheer iyo aadami gaagaaban

    Sahal leeysma caasiyee waad ogtahay ni cidu ay maanso iyo murtiba dadka kale dheeryihiin

  27. dalab says:

    Sahal iyo Xiddig

    Dadka Qaar ee Halkan Soo Gala, Waxa Aad Qoreysaan maba Aqriyaan horta kkkkkkkkk

    Xarig Qaldan ayey ka wada Garaacayaan inta badan, War Reerka Maxaa ka Wada Xanaajiyay, Ma Ilkayar Dekkad heysataa heer kulku intaan ahaan lahaa kkkkkkkkk

    Mise sheekadu waa laandheere mid baahan oo IYO mid dharganba leh, Oo sida Ilkayar Hal Wadaan idinma Deeqdo.

    Ninka Xassani ah Sahalna Ilkayar ayuu u heystaa Xiddigna Waranle walaalaha G ah, Ee hadaa tol yihiim Xeyraanka Hoos ugu dhiga.

  28. Sahal says:

    Xassaani

    Nin oday ah ayaan kugu tirinayay bal horta luuqada inaga yara hagaaji, ta kale ilka dheer in isbadal gees walba ahi ku dhacay ma shakibaa ku jira. Hadaad waa suugaanta calanka u siday hada waa jaantaa rogan oo lama kala badiyo, marka meesha xaasidnmo ma taalo kkkkk

    Dalab

    Way u muuqata in aan hal bacaad ku lisayno kkkkkkkkkkkk

  29. xassani says:

    Sahal
    eega waad qasataye laguu jawaabi maayo
    ee iskaqaso waxaad qasan

  30. Xiddig says:

    Dalab
    Thank you ugaas, waar waan yaabbanaa illayn odagu hayjad cidla ah ayuu dhafaruur ka guranayey iyo hohob iyo qadaamuur cajii!!!,

    Xasani
    Sahal= Ilka dheer
    Xiddig= Ilka bariis
    Dalab= Ilka bariis

    Sidaa u faham, tareenka l;a qabso jaalle, Kaftankuna ilaa muddo waa xidhanyahay maaddaama aad abwaan Sahal ku dilqday. kkkkkkk

  31. Sahal says:

    Xassaani

    Sorry ugaas, hadii qofka waxa xun qoray ani ahaa kkkkkkkk

  32. Sahal says:

    Dalab iyo Xiddig

    War bal na update gareeya walaalahii Galgaduud dhexdooday ka hoortay ayaa la leeyahay Galgaduude, see wax u jiraan, meesha in aad kasoo wada guudheen ayaan moodayaye? Allaha kala qaboojiyo soomaali aqli aan dhiig daadin ahayn laga waaye.

  33. dalab says:

    Sahal

    Waxaa Is haya Reer Diini Bah-Hawiye ah IYO Ayaanle Ceyr.

    Waxaa dagaalku ka bilowday Nin Ilkayartaa oo Aano loo Dilay, Kadibna Dagaal ay qaadeen, Hada Xabadi ma Socoto, dagaalkuna Waa mid Miyyi.

    Dagaalka Baladka Mar horaa laga Heshiiyay kkkk, Midka Miyyigana Waa lasoo Af meeri doonaa si Walaalnimada qabyada uga baxdo.

  34. Dahir yare says:

    Xassaani salaam sare bro. maxaa jira? cayda iyo afxumada jooji. raagani waa aqoonyahano, abwaano, iyo raag culculis ee laa dood. Gudoomiye Sahal ma Absame baa? kkkkkk waxay ilaa tahay inu yahay Sade. So dhowoow Suldan/ugaas/garad.

  35. jamac says:

    dawlad siyaasad lihi majirto oo soomaali kala hagi karta,xasan sheikh siyaasada ayuu ku cusubyahay somaaliya waxay ubaahan tahay hogaan cusub,haduu xishoonayo dhulboobka qabiiladu ay wadaan wax muu kaqabto ,ficil ayaa loo baahan yahay waan canbaraynaynaa dagaalada marka caqli ma aha ,dawlad ayuu sheeganayaa ficil ha sameeyo, hana heshiisiiyo dadka walaalada ah

Leave a Reply