|

Laba Askari oo ka tirsan Ciidanka Jubaland oo caawa Kismaayo lagu dilay

Laba Askari oo ka tirsan Ciidamada Jubaland oo caawa lagu dilay Magaalada Kismaayo. Wali wax faahfaahin ah kama aanan helin qaabka loo dilay ,laakiin waxaa la sheegay in la toogtay .

Leave a Reply