|

DAAWO : Dagaalo Wali Ka Socda Shabeelada Hoose

DAAWO : Dagaalo Wali Ka Socda Shabeelada Hoose

8 Responses for “DAAWO : Dagaalo Wali Ka Socda Shabeelada Hoose”

  1. Sahal says:

    Biyo wabi ninkii iibiyaye badaha soo ootay
    Ee yiri bilaash ma aha ee beeso iga siiya
    Beerahiyo aseendooyinkana boobayee dhacayay
    Badowgii markuu naaxay yiri boodhkii laga raysay
    Baaqana u diray reer bahdii baladkan soo aada
    Een garanin baabkii alliyo booli xugunkeeda
    Biimaal dhashiisii ninkii wada biraynaayay
    Ee baroonka jiirsiiyay iyo beebahii qaranka

    (Gabayga dhamays tir, waligaa ma akhris ubaad wadi kkkkkk)

  2. Xiddig says:

    Sahalow bidhaantaan arkaa bixiso weeyaane
    Ruuxii badraamaba marbay belo haleeshaaye
    Nabsi bararay goortuu biqlaan laga badbaadayne

    Xaqa bololay lama baajin karo buuruhuu sido e
    Wax miskiinku booyaba marbuu boojadii ridane
    Bisha dhalatay waxa ay siddaa biriq halaageede.

  3. xassani says:

    war xiddig iyo Sahaloow waatan aad gabayga holiseene war dhaameeska gagabaga oo kadimo ujeexa oo doowga qaadsiiya

    ninkii yiri dholkaan taakinoow takinkarimeesid
    ninkii yir cirkaanlaaciyoo laacikarmeeysid

    aadami kibroo taada uun maaha ninkii yiri dadkaan cunaayoow taada uun maahan
    ninkii xoolo dadadoow anaaleh yiri yoow taada uun maahan

    waxaad dalaleeysaba qaamoqooysen iyo daban baa kuuqoolan
    hadigireey waxaad dalaqleeysaba waleedabinaa kuuqoolan

    dadkan daladalaqleeyn sida dhalaankii iyo geesibiyo maal oo aan libiqsaneeyn isaseegi maayaan
    ninkan dalaq dalaqleeynayoow dakanadaadu waamuushe oo dubahah noole soomaaliya oodhabaa kugu wareegeeysan oo saracda kuusaarn maatase waa fasexe maxaa biyo maal kuugeeyay

    likodoofaar sahansan habdigir dhabar jabkeet dheh
    allaa deeqada bixiyee biyo maal xorow dheh

    Sahal iyo Xiddig gabay la tuurkoot dheh
    waa xassani oo intaa idinku darsaday

  4. xassani says:

    war xiddig iyo Sahaloow waatan aad gabayga holiseene war dhaameeska gagabaga oo kadimo ujeexa oo doowga qaadsiiya

    ninkii yiri dholkaan taakinoow takinkarimeesid
    ninkii yir cirkaanlaaciyoo laacikarmeeysid

    aadami kibroow taada uun maaha ninkii yiri dadkaan cunaayoow taada uun maahan
    ninkii xoolo dadadoow anaaleh yiri yoow taada uun maahan

    waxaad dalaleeysaba qaamoqooysen iyo daban baa kuuqoolan
    habardigireey waxaad dalaqleeysaba waleedabinaa kuuqoolan

    dadkan daladalaqleeyn sida dhalaankii iyo geesibiyo maal oo milmaan oo aan libiqsaneeyn isaseegi maayaasane
    ninkan dalaq dalaqleeynayoow dakanadaadu waamuushe oo dubahah noole soomaaliya oo dhabaa kugu wareegeeysan oo saracda kuusaarn maata waa fasexe maxaa biyo maal kuugeeyay

    likodoofaar sahansan habdigir dhabar jabkeet dheh
    allaa deeqada bixiyee biyo maal xorow dheh

    Sahal iyo Xiddig gabay la tuurkoot dheh
    waa xassani oo intaa idinku darsaday

  5. xassani says:

  6. khadar says:

    1: biyamaalka reerkii rogee eehadana boobay

    2: bakhti qudhunka reerkaan noqdee baahidu hayso

    3: balo aan la garan inay yihiin baalka noo galiya

    4: umad bisinka lagu korininoo balaayo cadaystay

    5: oo miskiinka baacsadiyo dadkay baahidu hayso

    6: fulayo aan barako lahayn inay yihiin baabka noo galiya

    7: biyomaalna birmad bay kaa rabaan baaq iyo goodi

    8: shaati boolis umad loo xidhoo balaayana doonan

    9: bir magaydo inay yihiin baabka noo galiya

  7. garaad says:

    intaansoo balaayiyo kud iyo baasa booba
    oo balaga lagu sheegayoo beena laga dhowray
    oo baladka wadataaliyo beerta iyo reerka
    biyaal waxaa kula dhex dhacay ee boobay aqalkooda
    waa baawarkaa dawladiyo reer is beersadaye

  8. fay cadey ( San Diego) says:

    Alla illaahow u gargaar ummadan xaqdarada lagu laynayo yaa Rabbi ee marba shaadhka loo soogashanayo bal maxay galabsadeen waaba reero namadeed eh, illaahow xaqala jir.

    Sahaloow Rag waa duuli jiray daa’in abidkiiye dagmadii la joogaba midbaa damac inkaaraaye dul duleel haday kaa hellaan kuma dugsii yaan e nina kama da’weyno dir waa duubigii hore kala daadsanaa lagu arkee laguma duulleen , wabiyadan durdurayiyo dahabku uu buuxo biyamaal waxaa lagu dalbaday dalaga weeyane , adna kaama daahno rag ways dabaguraayaaye
    dagmadaa jubana aadmigii wawdan leeyahaye daafaha hadaan lagaga xidhin dhuxullo duulaya oon laysku dayrayn xadiid danabku leefaya ‘D’ hadayna wada shirin durbaba dakharku waa ceebe oon laysu soo dumin shantaa darafba meel aaday in aan diiratadu kaa hadhayn gali dubaaqaaga. durbaan waxan u tumay iyo mashxarad dariska oo jiifa oo odayduub cadiyo caaqil iyo wixii digtoor joogay marwo darajo wayn iyo wixii ganacsi soo duullay daryeel keedaawgeed wixii dibada loo jiifay wixii wiil daruur u eg ladhigay ciidna lagu duugay markaan dagi lahayn ee nimcadi doobiga u qaatay dameen in uu ku feegaaro waa noodarxumo wayn e degdeg oogu sheeg xaajadaa wixii damiir lloo dhan.

Leave a Reply