|

Wafti Balaaran oo ka socda Dowlada Jubaland iyo Rugta Ganacsiga Jubaland oo gaaray dalka Sweden kana qeyb galaya Sharka looga hadlayo Dhaqaalaha

swedenWafti Balaaran oo ka socda Dowlada Jubaland ayaa xalay ka degay Magaalada Stocholm ee Caasimada Wadanka Sweden. Waftigan waxaa kamid ahaa Lataliyaha Madaxweynaha Jubaland Cabdi Cali Raage, Wasiiru dowlaha Madaxtooyada Jubaland Cabdiqani Jaamac iyo Waliba Xubna ka socday Rugta Ganacsiga Jubaland JCCI.

Waftigan ayaa waxay ka qeyb galayaan Shir manta ka furmaya Sweden oo looga hadlayo dhaqaalaha iyo Ganacsiga, Waxaana shirkaasi ka soo qeyb galaya dowlada badan oo ka socda Caalamka,waana Shir Muhiim ah.

faahfaahinta shirkaasi kala socda Wararkeena dambe.

 

 

Waamonews.com

 

Leave a Reply