|

Maleeshiya beeleed dowlada ka amar qaata duulaana ku ah degmada jillib oo buulomareer soo gaaray

Maleeshiya beeleed shaarka dowlada federaalka loo soo xiray ku hubeysan 48 tikniko ayaa lagu soo waramayaa inay soo gaareen duleedka buulomareer ee gobalka shabeelada hoose.
Maleeshiya beeleedkan shaarka dowlada loo soo geliyay ayaa lagu soo waramayaa inay duulaan ku yihiin degmada jillib oo ay doonayaan inay magac dowladeed ku qabsadaan, waxayna si toosa uga amar qaataan madax weynaha iyo ganacsatada muqdisho .waxaana hor boodayaa qaar kamid ah dagaal oogayaashii muqdisho.

Waxaa muuqataa in dowlada si fiican ugu xuub siibatay jabhad beeleedii 1991.kii dhul balaarsiga ku qabsatay gobalada koonfurta soomaaliya.

Duulaanka dhul balaarsiga ayaa ku soo aaday xilli shalay qaar kamid ah maleshiya beeleedka dowlada soo abaabushay ay xoog ku qabsadeen magaalada marka

Wararkan waxii ka soo kordho kalsoco waamonews

14 Responses for “Maleeshiya beeleed dowlada ka amar qaata duulaana ku ah degmada jillib oo buulomareer soo gaaray”

  1. xassani says:

    markii horaba waa la ogaa in aan dawlo jirin ee meeshutahay xero beeleet magac dawlo wadata
    hada ma aha in la ogaaday ee marhore ayaa la ogaa

  2. Sahal says:

    Maamulka Jubbaland haduu laba sano Goobweyn gaari waayay oo fadhiid ku noqday Kismaayo, danbaa cidii doontaaa Jilib u iman.

  3. dalab says:

    Raga Kismaayo Joogaba Waa Maleeshiyo Beeleed, Waxaan Filayaa Raga Soo duulay Ineysan Aheyn Quwada NATO ee ay yihiin Wiilal Beel, hadii Doodu Tahay Dowlad Ayaa Ka dambeysana, Dee Dowlada sooma ahan Mida aad maalinkasta mid Qabiil ku Tilmaantaan!!!

    Adeerayaaloow Haday Qabiil tahayna meesha Beel Waad Ku Joogtaan Haday Dowlad tahayna Kenya Oo Maanta Somalia Ka Itaal Roon ayaad dhabarka Ku heysaan, Ee tashi Wacan.

    Hadii Kale Beel Hebel ayaa Jaanta soo Rogtay Ku cabaada.

    Waxa Wiilasha Mooryaantaa aad noogu bahdishaan Ayaaba Waxkale ah, Soo innagi Dowlada JUBBALAND ee Awooda badan aheyn kkkkkkkkk

  4. keyse says:

    Kkkkkkkkkkk hayey jarayn iyo we’ll we’ll miyey cidii bilaabeen war ileen tanookale war kab iyo laxdu mareexan bay kucayaan inay h:gidir usujuudaan lkn ayaagaba kadaran 100jeer o cabsi iyo wal wal h/gidir. Layaaban. Rug cadaagii soo rogaalceli. Walee col barre iyo maamulkiisii dooxada jubba waa mafoga ee ( kab iyo laxda. Kukuunyo madi faaci doontaa)

  5. dalab says:

    Keyse

    Hadaad Mareexaan Tahay, Ninyahoow hadalka Daji oo Reer Adeer Kaftan ka badan nama Dhexyaale la Xisaabtan, Waxaan hubaa Hadaad hadalka badasho inaad dhambaalkaagana gudbin karto dambiga Cayduna kaa Harayo.

    War iyagaaba Runtu Dhibtaaye Ku dhalaali, iyada ha uga badin.

    Gun baa Qasatee Gobi hadal Macaane.

  6. Sahal says:

    Dalab

    Kayse waxaan fili waa ninkii baarqab ahaa oo indho shareer soo xirtay.

  7. Xiddig says:

    Sahal iyo Dalab
    Ciidammadii Culusow iyo Indho Qarsho sannadka diyaarsanayeen ayaa soo dhaqaaqaye ma mooddaan inay bahashu 91-kii cagaha la gashay?. Kkkkkkk

  8. abdi nassir says:

    To Waamonews waxan codsanaya in markii aad ka hadlayso ama aad isticmalayso title ka dowladed in dowlad aan lagu tilmami karin kuwa jooga muqdisho balse la dhihi karo mamulka muqdisho, (muqdisho administration) sababto ah waxa dowlad la dhihi karaa U S A government, UK government, qatar government, Yaman government, kenya government, ethiopia, lakin waxa hada muqdisho qayb ka mid ah ka arimiya loma isticmali karo title ayna lahayn ama u qalmin balse waa administration kaliya intas waa Waamonews
    Mida ah ciidamada ku so fool leh jilib wax hada cusub ma ahan jilib iska dayee xita kismayo ayey ku socdan. Su,aal yaa bir lab ah yaase booc booc ah ma jecli in dhiig islam la daadiyo lakin waxan aad u rabi lahaa in qolyo aan ogahay ay ciidamada jubbaland state fooda is galiyan kadib lays waraysto … Dab aadan ku gubanin danbaskisa lagama leexdo

  9. Ali black says:

    To keyse adeer hadaad so afuuftaan bad iyo wabi ama aad boon iyo midge sokireesataan jubaland ma aha marka iyo afgooye

  10. garaad says:

    garaad says:
    10/06/2014 at 7:01 pm intaansoo balaayiyo kud iyo baasa booba
    oo balaga lagu sheegayoo beena laga dhowray
    oo baladka wadataaliyo beerta iyo reerka
    biyaal waxaa kula dhex dhacay ee boobay aqalkooda
    waa baawarkaa dawladiyo reer is beersadaye

  11. Abdi qani says:

    waa war aan ad iyoh ad oogu farxay inaay maleeshiyadii
    Walaalaha Galgaduud aay Jilib kusoo wajahan yihiin
    maxaa yeelay waxaan rawaa inaan isbarrano ayaga iyoh Kastuuma huudaba waayo
    waxaay kujiraan riyo maal meed.
    Biyo maal oo 2 xabo ah ayaad sanad larafaadan yihiin
    markaasaay rawaan inaay Liwaax jiifka katoosiyaan.
    Adeer barsho wacan 2014.

  12. khadar says:

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    cajiib adeer ma il kayarbaa soo kiraysatay waa yaabee allow maad xitaa maraykan soo kiraysataan
    waligiin.mamaqasheen hangaraarac lug ooma dhutiyo bal caqli xumadiina ma waxay idinla tahay ninkan (KAYSE IYO ABDI QANI DALAB IYO SAHAL)
    inay jubbaland waxan ookale qayr sanayso adeer sharaftanadaa kawayn xitaa iskuma quurno waannba kafaanaynaa
    horaa loo yidhi
    libaax qalka sare qasnado kuwatiyo quraan jadu maysku qayrbaa?????

    idinkaan idn waydiiyee ka jwba

  13. khadar says:

    waxaan rabaa inaad fahantaan qabiil iyo qaran inaysan isku meel galin

    1: dahab iyo doolar iyo ninkii doonyo badan haysta

    2: oo deeqda ee baa baxshee dowlad nimana siiyay

    3: daraha nogbeed iyo jigjiga eebe ku abuuray

    4: doolliyo faafanoo wada duraabaaya

    5: daafaha garisiyo wajeer anoo diridhabana jooga

    6: doolow iyo bakooliyo ragii daarihii joogay

    7: inaad daniir laawe ila sintaan soo doqonimo maahan

    8: dabbaa ololle daarbaa dugsoon dhadhanna diinbaa leh

    9: wax nin wayni diidoo dafiro dabomar naag baa leh

    10: dulucda maansada dadow waa ila fahan teenne

    11: bal dinwaannka noo galiya inaan dowladnimana haysto

  14. Dahir yare says:

    Wow Abwaan Khadar well done! Keep it up abwaan.

Leave a Reply