|

Daawo sawirada: Dowlada Jubaland oo maanta u soo degay daadiid dagaal iyo saanad

Dowlada Jubaland ayaa waxaa u soo degay Hub iyo Saanad farabadan oo isugu jiro gawaarida tiknikada iyo saanad.

hub12hub1hub2hub3hub4hub5hub7hub9hub11hub10hub6

hub13

21 Responses for “Daawo sawirada: Dowlada Jubaland oo maanta u soo degay daadiid dagaal iyo saanad”

  1. Suldaan Ali Zuubeer Eegga sooma u jeedid Sayidka Regime hanaan wanaaga dowladnimo ay ku talaabsatay Dowladda Jubbaland eegga markaan eegay horumarka ay ku tilaabsatay inayba ka horeeso Xasan Culusow Regime xilli Xasan Culuusow uu weerar gumada kuu ekeeyay Deegaankii Beesha Biyaaal iyo deegaanka all ilkayar Galgduud dhagartii iyo hagardaamadii iyaga dexdooda ay ka tolatay

    Long Life Dalweynaha Jubbaland

    Jubbaland Anaa iska leh

  2. Dahir yare says:

    Su’aale Hubka iyo baabuurta cidamada soo sir mahaan maxaa lo shacinayaa? oo media yaha logu dirayaa? Dowlada Jubbaland ha shaaqiyso hana gadho inta ka dhimaan jubbada hoose, jubbada dhexe, iyo gedo.

  3. dalab says:

    Wadnaa Diiday Donaani Baan Maqli Jiray, Hada Gormuu Beer Lafo Yeeshay!!! Dhowrkan Qabaal (cabdi Bille) wax la’aan wey Dhaantaa, Balse mee Ragi Ka faaideysan lahaa???

    Gaari Qurxan iyo Boolo-Xoofto Ragu aad buu Ugu Fiicanahay, Waana Mida sababtay Qalab Ciidan sawiradooda in la baahiyo, Waxaana isleeyahay Ujeedada Loo soo Iibiyay ayaaba aheyd in Wax lagu Cabsi Galiyo.

  4. Sahal says:

    WAAMONEWS CODSI.

    Waxaa jira akhyaar badan oo aan garanayno, albaabkana idiin dhooban oo mudo garaacayay, balse aad ka furi waydeen, ukasna ugumaydaan dhagoolayn ee waxaan fili waxaad ku qaladeen caruur dariska ah oo dhib badan mar marna ganbaleelka idinku garaaca, kadibna carara.

    Akhyaartaa oo aan ka xusi karo Nirig Naaf, Wiil Doollo iyo Dannood iyo kuwa kale waxay eryanayeen oo ay ku raad joogeen qoladan federaal diidka ah ee dayrkiina soo galay ee uu ka mid yahayiin Dalab iyo Kayse kkkkkkkkkkkkk

    Waa rag abwaano ah oo galaha wax badan kusoo biirin kara, waxna laga faa’iidi karo.

    Thanks.

  5. Sahal says:

    Dalab

    Oo ma waxaad leedahay qabaalku is wadi maayee rag ku dagaalama oo wadno leh ayuu rabaa kkkkkkkkkk

    War la’aan baa ku haysa, war meesha ragii Shabaab nool inta beerka kalsoo baxeen soshay ayaa jooga.

  6. Dahir yare says:

    Dalab malaha Raxanweynta ku qafiftay lixda gobol ba lagu cabsi galinayaa! Waan la yaabanahay sabaabta lo baahinayo arimaha cidamada. Mise intaanu waa iska xayisiis ee malaha kumaankun ba meesha ka so dagay kkkkkkkkkkk

  7. Xiddig says:

    Dalab
    Qalabka raggii ku dagaal gali lahaa Goobweyn bay joogaane Cagdheer u sheeg. kkkkkk

  8. dalab says:

    Sahal

    Ina Adeeroow Raga Shabaab bey Dubteen Aad Leedahay ma kuwi Inta aysa Kenya Xambaarin Xaduuda Nimanka Afka Duuban Soo talaabsheen baa!!!

    Runta hadaan La gees Mareyn Quwad Soomaaliyeed oo Maanta Al-sheydaan hor istaagi karta Adigu Meel Maku ogtahay???

    Dahir yare

    Malaha Waa Saas, Balse Waxaan leeyahay Eaalaay Wiiq Ragi bakaarta ka Fagtay intay joogaan Masoo Socdaane Sirta Military Noo Qariya.

    Xiddig

    Goobweyn Raga Jooga ameyba Isbitaal iyo Qarash u baahan Yihiin ” ma raga Kaneecadu Dhameysay kkkkkkkkk, Mayee Waxaa ku dagaal Galaya Wiilasha Goobilaha Garilleey ku Tumanaya.

  9. Ali black says:

    Raga kumashquulay gawaarida raga soo iib saday mawaxaad weeydeen waxaad kahadashaan war niman yahaw markaan gaalada ladagaala meynayna waad namucaaradeen oo waataat dadkii somaaliyeed ithopia udhiibesen hada markaan la heshiinayna waxaad leedihiin maxaad usooraacdeen ithopia iyo kenka oo adiga maxaad gaalada iigu dhiibeysay anoo asha haadanaya

  10. Xiddig says:

    Kayse
    Hubkii qaybta 21-aad ayaa ree miyigii Balanballe lagu xasuuqayaa adna wali waxaad ku haysaa Walaalaha Galfaduud ayaan ahay. Cajiib!!!.

    Cirfo Sh/hoose biyaha wabiga ayuu dadka ka iibin jiraya imminkana reerkii Ilkayar ee u sacbinayay ayuu Quracda hooskooda ka gadayaa adna halkan baad uga mashxaradaysaa. Cajiib!!!!

  11. abdi nassir says:

    magalada cabudwaq oo gacanta kasii baxaysa iyo kuwii kabaqadka ahaa oo wali hurda walee inta aad meel adan lahayn ku maqantahay adna rag aya kugu maqan

  12. Abdi qani says:

    Guul Jubbaland
    dadbaay meeli buktaa
    bal aan aragno damaca beenta ah eey kuriyoodaan
    Walalaha Galgaduud.

  13. Waamo legend says:

    War baabuurta rag aya lacag kala soo baxay,ujeedkuna ma aha oo kaliya in lagu dagaalamo.ee shacabka aya loogu adeegayaa.

    Tan labaad dadkina ilkayar xayeysinaya wwan idin layabanahay.meesha waxa kajira wa absame vs hawiye.anaga ilkayar habayarate wax nadhaxmaray majiraan.saa ilkayar wa maati anaga noo magan ah.

    Marka aqayarta waxan lalabada ah ee aad mesha kuheysaan naga daaya.cidaan ilkayar wax lalamurmo ama lala ficiltamo ma aha.sababto ah wax ay yihiin majiro.nin aan waxba idinka dhexenin in aad wax usan ahen kadhigtaan walaga ficanyahay.

  14. samatar says:

    @ xiddig
    ha walwalin, balanbal,tolkood ayaa kuxeeran ,ama liyuu police ama waa ciidanka puntland.hadaba ciidan liyuu police ee gobolka doolo wardheer ayaa xadka uruqaansadey

  15. Samater says:

    Xiddig

    Salaan kadib. Run miyaa in geeridu 25 tahay sida radio kulmiye faafiyay? Bal xog kooban arinta naga sii, haday xaaladu adkaatana Dirax ha moogaanina waa standby.

  16. Sahal says:

    Xiddig

    Salaan kadib, run miyaa in dhimashadu 25 gaadhay sida radio Kulmiye sheegay? Bal xog kooban arinta naga sii, ta kale haday xaaladu adkaato Dirgax. Kor igala soco kkkk

  17. dalab says:

    Sahal

    Dirgax Marki Dhididku hooro Shiribna Meesha soo galo kahor in Loo baahanayo llama aha, Hada Qeyb Saarka kamid ahaa ku Filan, Waxaanaq Filayaa in Mardhaw Cayaartuba istaagi Doonto.

  18. abdi nassir says:

    waxii aan dhihi lahaa waxa yidhi waamo legend thanx

  19. Xiddig says:

    Test test test rogger.

  20. Somali,nacaybka absame waay eday , Ethiopia malinta la dagalamaynee waa ti siday no gadan lahayn u kala badinayeey manta markan la heshiinayna they all want to be friend with us .Ina cigal ki Somaliland isku shegta xukimi jiray aya wuxu yiri Somaliida aan Darod ahayn (akaa Haweey and Idor ) malinta aay Ogaden xabaada ka joojiyan ethiopia is your end ,how true today .

Leave a Reply