|

Dagaal dad badan ku dhinteen oo Tuulada Balanbal ku dhexmaray laba beelood oo Galgaduud wada degan

mrjDagaal dad badan ku dhinteen oo gobalka Galgaduud ku dhexmaray beelaha Mareexaan iyo Ceyr. Dagaalka waxaa ku geeriyooday in kabadan 15 ruux, waxuuna ka dhacay duleedka Tuulada Balanbale ee Gobalka Galgaduud. Inta badan dagaal beeleedyada noocaan ah ayaa ku soo noqnoqda Gobalka Galgaduud.

Waamonews.com

8 Responses for “Dagaal dad badan ku dhinteen oo Tuulada Balanbal ku dhexmaray laba beelood oo Galgaduud wada degan”

  1. Sahal says:

    Allaha sakhiro, soomaaliyi dagaal ka kori wayday. Dhulkaa lagu dirirayo haduu sida kan koonfurta barwaaqo yahay maxaa kaa dhici lahaa, waa meel abaar ah oo kulayl dartii xiribahu kaa duuli.

  2. Sahal says:

    xiribahu kaa buubi ayaan u jeedaa.

  3. qiyaanadii iyo hagardaamadii aay maleegayeen allilkayar galgaduud iyo xasan culusoow aay kuqaraxday ayagii maadaamaa wax ka qaadiwaayeen hagardaameentii dowlada jubbaland iyo dhulbalaarsigii aay doonayeen ayaa ka dhacday ma anaad igu dayeeysaa waxaa la soosheegay in aay ilkayar lagalawareegay dhul kii aay lahaayeen god qiyaano haqodin kudhicedoontid ma ogide waxaa xusid mudan dowlada jubbaland oo in badan kadigi jirtay all ilkayar galgaduud iyo hiraab in allilkayar laga saaro waqooyiga galgaguud iyo xuduntoodii caabudwaaq mustaqbalkoodaana noqon doono inay qaxooti kuu noqdaan magangalaana dowlad deegaanka soomaalida ethiopia iyo dowlada puntland xuuduudhooda

  4. dalab says:

    Kkkkkkkk tuulada Balambale!!!!!

    Oo Degmo miyaanay Aheyn??? Tankale Beelaha Ceyr Iyo Mareexaan!

    Dagaalku miyaanu Dhex Marin Reer Diini iyo Ceyr?

    Dagaalki Dhacay wuxuu ahaa mid dhexmaray Reer Miyyi, Sidoo kalen ma aheyn mid Mareexaan ee wuxuu ahaa mid Laf kamida iyo Walaalah Kale Dhexmaray Hadana Waa La xaliyay.

  5. Xiddig says:

    Dalab
    Adigaaba ka sii daraye war waa Cayr vs Jilib Ree Diini ah waxa is fara saaray. Cajiib!!!, Arrintan lkn waxay dhabar jab ku tahay ruwaayaddii Walaalaha Galgadud oo beenowday. Horay ayaan kuugu sheegay iska hubi saaxiibka beenta ah. Ilkayar iyo Iljeex baa is jecel yay ka gadmaysaa bal? Cajiib!!1

  6. Sahal says:

    Dalab

    Siyaasadu dan joogta ah ayay leedahay ee saaxiib joogta ah ma leh. Hadii mashruucii WGG waagii lagu liibaanay macnaheedu ma aha in hadana lagu faa’iidayo, waqti walba waayo cusub iyo duruufo ayaa jira. Tusaale ahaan HG waagaa iskuma ayna fiicnayn Abgaal iyo Hawiyaha kale oo waxaa loo arkayay qoys soo duulay oo laftooda khatar ku ahaa, fikirkaasi hada waa yaraaday ama meeshuuba ka baxay, HG-na calankay u sidaa mashruuc Hawism ah, oo culuso iyagaa shukaanta u fadhiya, adna waxay kugu qal qaalinyaan/qalqaliyeen Daaroodka waa lagugu sirayaa ee diid, gogoshii Kablalax soo fariistana isaga kac,marka turubka dib isaga baandhee.

    Waxaan iloobay HG hadaad waagaa sinaydeen oo wada qiiqayseen iyagu hada waa qoyeen, Shbeelada Hoose 24 sano ayay daganaayeen, Budhcadnimadii lacag badan ayay ka heleen, Dowlada Hawiye hub iyo dhaqaale ayay la daba taagan tahay,marka hada isbahaysigaad gashaani waxuu noqon mid laguu yeeriyo ee sinaan maysaan maadaama oobana kabtii iyo laxda salaataba ka qaadayn kkkkk

  7. Sahal says:

    Culusoow iyagaa shukaanta u fadhiya.

  8. dalab says:

    Sahal

    Isbaheysigi Hore Horta Mid Aan Shaqsiyan Raali ka ahaa ma aheyn, Oo Xitaa. Mabaadii’da u dhigneyd Waxaa ka Mid ahaa Go’odoominta Reer Gedo oo aan Anigu u Nasab sheegto, waa jirtay in mararka Qaar Dirirti IYO Gulufki ay wadeen loogu Riyaaqi Jiray oo waa iska Xaal Soomaali hadii Magac Qabiil wax la huwiyo in la Daba Humbaaleeyo.

    Waaqica Hada Jira Waxa uu Yahay oo aan ka Aaminsanhay Jubbaland ineey Tahay Mooradeyda, Waxaana u arkaa talo Xumo in cidkale Soo Damaaciso sida Jaziirad la helay kana Faaideysato Walaalaha Is Qoomay, mana jirto Maalin aan yeelayo Ina Dhul Daarood lagu Casuumo Beelo Kale.

    Anigu Waligeey Ayaan Daarood Hor-muud u ahaa, Wax Maanta la I farayana ma aha, Balse Daarood Wax ii Ogol Ama I walaalsanaya Adigu ma aragtay? ADIGOON I eedin hadaada Xaqiiqda iska Indha Tireyn Waa tabashada Sade waxa Habar-Dugaag ka Faaideyso is leedahay ee Adigu ma Shaafin kartaa Walaalkaa Mise “”"Eega Arliga Absamaa iska leh ayaad lasoo taagnaan!!!

    Midna Aan Raaciyee, Danteyda iyo Aflagaada Beelaha Kale iskuma Xirna, Anigoo Hawiye caayin Ama cadaabin miyaana Runtaq laisu sheegi Karin? QOFKA muslimkaa Hadal wanaagsan ayaa Hub ugu Filan, Waa Xaajo rageed Damaca kujira Hiraab balse caydu Reeban.

    Ninka Ugu Ildheer baa Dadka Ugu Ayaan Daran
    Waxaan lala arkeyn baa isaga un u muuqda

    War Taangiga Kenya malihine, wax aan leenahay Goormew Dhisanaa??? Ogoow Kenya lafteedu marabto maamul Adag oo ka dambeeya kadib kasoo Bixitaankeeda Gobolka, Waxay naawileysaa mid aan ka dambeyn oo Hadhow ay Eeda isaga rogto kuna muujiso Iney baladka Iyadu heysay.

Leave a Reply