|

Daawo: Sawira Cajiib ah oo Siyaasada Gobalka Shabeelada Hoose ka turjumaya

Farshaxanka Amiin Caamir oo aalaaba sawir gacmeed ku soo bandhiga Siyaasada Soomaaliya iyo sida ay wax u socdaan ayaa sawir Cajiib ah ka sameeyay xaalada dhabta ah ee ka jirta Gobalka Shabeelada hoose.

AMIIN9_june_2014 copy

14 Responses for “Daawo: Sawira Cajiib ah oo Siyaasada Gobalka Shabeelada Hoose ka turjumaya”

  1. Abdi qani says:

    Culusoo
    maxaad saliid ceeyrin ah waaya cabti.
    war ninku garasha xumaa?????

  2. Ali black says:

    Ciyaar waagalin danbe walee dhulbiyamaall ayaan dheeldheell laguqaadanin

  3. HASSAN NOOR says:

    NINKII DHOOF KU YIMIBAA GEERIDU DHIBEYSAA
    WAQTIGII DHAMMAAYO WUU DHAQAAQI DOONAA

  4. fay cadey ( San Diego) says:

    biyamaal labaatan sano talyaanigii la diriraayay baa waxka qaadi waayay wallee idinkoo beebe saaran yaa fallaar mariid leh ku taqaan dhulnikiisibaa iska leh waa xaqiiqtaasu gardaro illaahay raalli ka noqonmaayo.

  5. khadar says:

    1: biyamaalka reerkii rogee eehadana
    boobay
    2: bakhti qudhunka reerkaan noqdee
    baahidu hayso
    3: balo aan la garan inay yihiin baalka noo
    galiya
    4: umad bisinka lagu korininoo balaayo
    cadaystay
    5: oo miskiinka baacsadiyo dadkay baahidu
    hayso
    6: fulayo aan barako lahayn inay yihiin
    baabka noo galiya
    7: biyomaalna birmad bay kaa rabaan baaq
    iyo goodi
    8: shaati boolis umad loo xidhoo balaayana
    doonan
    9: bir magaydo inay yihiin baabka noo galiya

  6. keyse says:

    Khadar@ ilahay kaa guuri ereyo xun. Bal waxaad gabay nooga dhigayso eeg walee doqon dabaqoodhiya sidiisii waad u daaco qurmaysaaaa

  7. samatar says:

    keyse
    deynka iljeex waa lagama doontan ,kawaran ilkayar madaxa lagagaraacey

  8. khadar says:

    adeer kayse anigu adoo kale waan aqaan

  9. khadar says:

    kayse

    INBADAN WAXAAN KU ARKAY ADOO MEELAHAA KANAC NACLE WAXAAN RABAA KALIYA INAAN KUUSHOOGO ANOO HADAL BADAN KUGU KHASAARINAYNIN INAAD OGAATO QABIIL IYO QARAN INAAN KALANAHAY ANAAN MURMI KARIN ILEEN QABIIL IYO QARAN ISKU QAYR MA AHEEE

    ( libaax qalka sare qasnado ku watiyo quraan jadu maysku qayrbaa?????)
    العاقل يفهم اشارة

    1: dahab iyo doolar iyo ninkii duunyo badan
    haysta

    2: oo deeqda ee baa baxshee dowlad nimana
    siiyay

    3: daraha nogbeed iyo jigjiga eebe ku
    abuuray

    4: doolliyo faafanoo wada duraabaaya

    5: daafaha garisiyo wajeer anoo diridhabana
    jooga

    6: doolow iyo bakooliyo ragii daarihii joogay

    7: inaad daniir laawe ila sintaan soo
    doqonimo maahan

    8: dabbaa ololle daarbaa dugsoon
    dhadhanna diinbaa leh

    9: wax nin wayni diidoo dafiro dabomar
    naag baa leh

    10: dulucda maansada dadow waa ila fahan
    teenne

    11: bal dinwaannka noo galiya inaan
    dowladnimana haysto

  10. abdi nassir says:

    Khadar sxb waan ka xumahay kan ma ahan kii gabay lagu khasarin lahaa ninkii rag ah aya gabay wax ka fahma balse kayso =50

  11. fay cadey ( San Diego) says:

    Khadaroow salaan wacan

    Shaki kuma jiro in aad kEYSOW tahay Orijinaalkii ilka yarta Afkaaga ku sheegay.kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk hana kugu taagnaaato.

    Khadaroow ka durug xaajadii dacati kuukeeni hana la doodin EEYLAHAN xunee((daaco -qudhun )) sheegay oo dib nahaaga haw furin markale qudhun hadduu daadsho Daarood Ismaaciil magalo waa dadkii lunaye ,dadku se waykahaayeen bidood daa’in abidkood ee waa la dirsan jire tallo waqood laguma sii dayne dufkubaxa mareexan maxaa boonta dabataagay????????

  12. Xiddig says:

    fay cadey
    iljeex badan baa ilkayar iyo cagdheer iska dhiga si ay isugu kaaya diraane goonyahaaga eeg oo ree tolkaa aad ha ugu talax tegin, Talo walaal.com

  13. khadar says:

    fey caday waan kaaqaaday huuuno ad baad u mahad santahay

  14. fay cadey ( San Diego) says:

    Xiddigoow
    wiilyohow garaadbaa tihiyo geesigii jira ee gobi waystaqaana markay goob ku kulantaaye oo yawsgargaartaa markii laysu soogallo ee,kaftan guuxamooye nacayb waa garaad li’iye gidigoodba daarood midaw gooniyaan ahaye gurmadkaygu waa in ay shantii gacan is haystaan e , anba waan garwaaqsaday warkaad gooni ii tidhi e gibillkey cabiidshay oo xumaan waanka gaabsadaye ganatahan ku sheegtaan lahaa gooni uga saare ee gu’iwaaye maanaa tollkay garan aqoon waayay

Leave a Reply