|

Daawo:Jaaliyada Jubaland oo wasiirada haweenka Jubaland ku soo dhaweeyay Airporka

Daawo:Jaaliyada Jubaland oo wasiirada haweenka Jubaland ku soo dhaweeyay Airporka

4 Responses for “Daawo:Jaaliyada Jubaland oo wasiirada haweenka Jubaland ku soo dhaweeyay Airporka”

  1. Dahir yare says:

    Mansha allah so dhowoow wasiirada haweenka iyo hormarinta dumarka. Marwo Drs. Khamar Deeq Xaaji Khaliif. Imaaw Marikinkana waan ku so dhoween marwo. Walaalayaaloow yaa arkay baryahan Suldaan Dr. Ali Zubeer. War ma Jubbaland bu aaday mise waftiga shirka ganacsiga ee Sweden miyuu racay Suldanku? Saaxiibkiis Ahmed Osman naa miyuu raacay. Samatar baa igu yiri Suldaankii Ali Zubeer ahaa waxuu aaday Kismaayo, Ahmed Osman naa boorsooyinka bu u qaday! Taalo warkaas maxaa ka jira? Aqoonyahan Ali Zubeer ha lagu arko.

  2. Warbac says:

    Wasiirada jubbaland waa qof xishood ka muuqdo maha wasiirada muqdisho ee afka malafsanaysa oo kale ,hawiye dawlad ma noqon karo daaroodla’aantiis

  3. Farax says:

    msha alah wasiirka juboleen soo dhawoow, waxan la yaabay tv sntv sababta uu ugooyay soo dhaweeenta wasiirada jubaleen. sntv tv qabiilee u xuub siibtay sababtoo ah wasiiradeena juboleen uu ka gooyay ,tii somaliya uu soo daayay bes. saas qaranimo ma tahay,aniga maba moodeynin wasiirada juboleen wareysi in ey bixise.

  4. fay cadey ( San Diego) says:

    khamar wow guul waxaad jubaland u ruclaysaba guushi waad hesh ee waxaan ku leeyahay dhismaha gubadii ka billoow in aan ku soo racay aheeyd markii si aan garabkuugu noqdo guuul wacan Allahayow.

Leave a Reply