|

Xeebta Calanley ee Magaalada Kismaayo oo olala nadaafadeed ka socdo

Xeebta Calanley ee magaalada Kismaayo oo olala nadaafadeed ka socdo xilli xeebtaasi ay la ildarantahay nadaafad daro baahsan, maadaama 20 kii sano ee la soo dhaafay ay noqotay meel qashinka magaalada lagu qubo.

 

 

5 Responses for “Xeebta Calanley ee Magaalada Kismaayo oo olala nadaafadeed ka socdo”

  1. Ali Zubeer says:

    Aaaah………ahin aaah. Waayo waayo

    Calanely where I was born and raised…………….

    Halkii laygu alkumay oo aan ku tisqaaday

    Dhaxaan ku dabbaashay xeebta calanleey….

    Dhaxaan kubbad ku ciyaaray

    Dhaaxeey taariikh leedahay xeebta calanleey

    Dhaxaan birta dheer ee Shaneema Jubba filim ka fiirsannay deetana askartii roondada badda xaggeeda noo caydhiyeen….

    Maamulkan haddii uu innaba digil danqada leeyahay waxay ahayd inuu urur ku daro masaakiinta fiiqaysa qashinka gabran xeebta ama siiyo qalabka wax lagu nadiifiyo.

    Calanleey calanleeey xaafadda madaxdeenna

    Jubbaland need urgent gole guurto

    Jubbaland need new blood

    Jubbaland anigaa iska leh

  2. Ali Zubeer says:

    Aaaah………ahin aaah. Waayo waayo

    Calanely where I was born and raised…………….

    Halkii laygu alkumay oo aan ku tisqaaday

    Dhaxaan ku dabbaashay xeebta calanleey….

    Dhaxaan kubbad ku ciyaaray

    Dhaaxeey taariikh leedahay xeebta calanleey

    Dhaxaan birta dheer ee Shaneema Jubba filim ka fiirsannay deetana askartii roondada badda xaggeeda noo caydhiyeen

    Calanleey calanleeey xaafadda madaxdeenna

    Jubbaland need urgent gole guurto

    Jubbaland need new blood

    Jubbaland anigaa iska leh

  3. danab says:

    Horumarka ku dadaala reer kismaayo maamulkinana si dhow ula shaqeeya

  4. Ali Zubeer says:

    Waamo News Editor

    Waar hurdada ka kaca. Waar maxaa idinku dhacay?

    Cajiib

    Jubbaland anigaa iska leh

Leave a Reply