|

sayidul Istiqfaar: Madooneysa inaad Jannada Gasho ku duceyso ducadan Sayidul Istiqfaar

Ducada Sayidul Isfiqfaar waa Sayidka Ducooyinka, macnaha ducada ducooyinka ugu ugu sareeysa . ku duceyso adigoo ku camal falaya Subaxdi iyo habeenki, ruuxa Subaxdi ku duceysto haduu geeriyoodo maalinkaasi waa Ahlu Janna, si lamida Habeenki ruuxa ku duceysta .

Hadaba aan ka faa, iideysano, ilaaheyna hanaga dhigo kuwa ku camal fala.

6 Responses for “sayidul Istiqfaar: Madooneysa inaad Jannada Gasho ku duceyso ducadan Sayidul Istiqfaar”

  1. Ali Zubeer says:

    Masha Allah ducaa fiican oo mudan in la xifdiyo lana akhriyo subaxii iyo galabkii sida ka sugan Nabiga scw.

    On the other hand, warar Suldaan Ali Zubeer soo gaadhaya waxay sheegayaan in Axmed Madoobe khaati iyo bilee ka taagan yahay ilka yar.

    Waayuhuu mar buu muujiyaa weeedhaadu……

    Dhaxuu Suldaanku ka hadlay hore

    Cisha dhowayd wixii Xamar ku dhaxmaray ilka yar oo wejiyo badan waa …….waqal ku cusub siyaasadda Jubbaland.

    Jubbaland need gole guurto

    Jubbaland need new leadership

    Jubbaland anigaa iska leh

  2. abdinassir says:

    sultan kkkkkkkkk long time

    DOOJIYOO DAR KALE SAAR

  3. Ali Zubeer says:

    Bro Abdinasir

    Indeed long time…..bro

    Waamonews, hurdo dheer ayay gashay ama dib habayn bay ku maqan tahay.

    Bro weli way dheellinaysaa, cidina u maqna..

    Bahashu Absame waa uu iska dhowranayaa……
    Marka sheekadu waxaa weeye hashu ha iska dhaantayso ilaa ceelayowga bahalka ku cuno sabada

    Jubbaland need gole guurto

    Jubbaland need new leadership

    Jubbaland anigaa iska leh

  4. Ali Zubeer says:

    Bro weli way dheellinaysaa, cidina uma maqna..

  5. QAlbitajir says:

    Siyasada ahmed madoobe ciyaarayo waa mid aad ufog,hadii uu udhaqmi lahaa sida dadka qaar waxan filaya un uu manta soo gareen mesha uu joogo,taasna waxay cadeyn utahay biseylka siyasaded ee u layimid,wa nin fahmey filimka somalia kajiro iyo midka wadamada African ka ah iyo reer galbeedka,marka waa guul midaas,raga qaar ee ahmed madoobe wax kasgegayo hadi iyaga lodhiibi lahaa 2 bil ayaa lagu kala tegi laha,marka turubka cayaartisa yaay idinka qaldamin

  6. QAlbitajir says:

    Golaha guurtida ma aahan in aad kasugtaan ahmed madoobe ee waa in dadka iyaga sameystaan,ahmed haduu madaxweyna yahay ma iska jifeysaan?ma isaga laga sugaa inuu dhiso gole guurti iyo hogaanka dhaqanka? Wa maya aniga fikirkeyga,wa in dadka dhistaan kana qeeb qataan hormarka dantooda iyo degaankoda,walalkey alizubeyr waxan leyahay bahashu waaay ina wada sugeysaye ee hal dhinac yaan loriixin,

Leave a Reply