|

Daawo:Fadliga Istiqfaarta ay leedahay qeybta 1-aad

Fadliga ay leedahay Istiqfaarta , ilaahey keliya oo denbi dhaaf la weydiisto qeybta koowaad Sheikh Cabdiqani Qardhaawi.

 

 

4 Responses for “Daawo:Fadliga Istiqfaarta ay leedahay qeybta 1-aad”

  1. Ali Zubeer says:

    Asa

    Xitaa dagaalka Jubbaland lagu haayo meel walba ayuu ka imaanayaa

    Nacasta Ogadeen ee UN ta u shaqaysa waa calool u shaqaystayaal

    Bal eega districts ….hoosta ka xarriiqa Buurdhuubo

    http://foodsecuritycluster.net/sites/default/files/Presentations%20FSC%20Partners%20meeting%205th%20November%202015_0.pdf

    Ps

    Thanks walaalka Xamar jooga ee ii soo diray warbixintan aanan la garanayn ee siyaasadayesan

    Jubbaland need gole guurto

    Jubbaland need new leadership

    Jubbaland anigaa iska leh

  2. Ali Zubeer says:

    Cafwan meel kale ayaan doonayay inaan ku qoro

    BTW, maashaa Allah sheeikha ee ka hadlay fadligha istiqfaarta.

    Jubbaland anigaa iska leh

  3. garissa says:

    cali zubeer salan sare waalal jubbalaand iyo jano laisku waye ee wamonews na danka cibadada ulexdene balwaran maxad haysa ilkayar iyo yam yam sodawarka suldan

  4. Ali Zubeer says:

    Garrissa

    kkkkkk. Maxaad tidhi WN aakhiro ayay u jeesatay ……kkkkkk Cajib

    Sudlaanku warkiisii maalin walba waxaa u rumaynayaa Axmed Madoobe iyo kooxdiisa u biqlaysa.,
    Imminka Axmed waxa uu rabaa in Absame xxukunka soo socda qaban oo ilka yar ku wareejiyo…….

    Waxaa uu geed dheer iyo gaabanna u korayaa waa warkaasi.

    Absame cadhiisa la koryay deetana lagu saydh………………………….X ,,,,R

    Jubbaland need gole guurto

    Jubbaland need new blood

    Jubbaland anigaa iska leh

Leave a Reply