|

Daawo: Gurigeena Rasmiga ah ee loowada noqon doono iyo Gabaygii Abshir Bacadle raximullah

Qabriga waa guriga rasmiga ah ee ruux kasta oo nool uu geli doono isla markaasina loo baahanyahay in la xasuusto loona tabaabusheysto inta aan la gelin ka hor. Nafta daqiiqad kasta ayaay bixi kartaa, waxaana lagu hoyani Godkaas argagaxa leh ee hadii aan loo tabaabusheysanin khasaaro ka weyn uusan jirin. Ilaaheey Jidka toosan hanugu dillo inaga iyo dhamaan muslimiinta.

 

NOLOSHA HORE IYO TAN DAMBE

 

Leave a Reply