|

Daawo:Madaxweynaha Jubbaland oo xarigga ka jaray dhismaha aqalka martida iyo xaruunta shirka 10-ka Janaayo(Hormar wanaagsan)

Madaxweynaha Jubbaland oo xarigga ka jaray dhismaha aqalka martida iyo xaruunta shirka 10-ka Janaayo. waa hormar wanaagsan oo ay ku tilaabsatay dowlada Jubaland ilaahey ha u siyaadiyo wanaaga.

 

2 Responses for “Daawo:Madaxweynaha Jubbaland oo xarigga ka jaray dhismaha aqalka martida iyo xaruunta shirka 10-ka Janaayo(Hormar wanaagsan)”

  1. Ogaade says:

    a true leader

  2. Ali Zubeer says:

    Suldaan Ali Zubeer aragtidiisa waxaa weeye

    Yes, Jubbaland waxay u baahan tahay dhismooyin quruxsan oo shaqa abuuri qudha.

    Afka qalaad waxaa lagu yidhaa service economic etc ie Hotel

    Laakiin suaasha is waydiinta dhabta leh waxay tahay yaa dhistay guriga yaase loo dhisay?

    Waxaa dhisay kooxda mafia ee la yidhaa JCC oo ka dhigatay Jubbaland their mafia business bedrock.

    Kooxdan waa koox degaan ah oo ruthless ah oo boob mooye wax kale ku soo kordhin degaanka.

    Hal cuun dheeridooda ….may be inaan buug ka qoro ayay mudan yihiin

    Don’t ask me how oo waxbadan ifinin.

    Waxaa naas nuuniya Axmad Madoobe raqbatan wa rahbatan.

    Fee gana way iska bixiyaan……kkkkkk

    Dhinaca kale, ma shaqa abuur baa riwaayaddan?

    3 years what job creation maamulkan fadhiidka uu sameeyay?

    ZERO

    Iska dhaafee shaqa abuuridee,

    meeday agoontii reer Jubbaland?

    Askartii jubbaland?

    Dhaawacii Jubbaland?

    Dhallintii Jubbaland?

    naafadii Jubbaland?

    araamishii Jubbaland?

    masaakiintii Jubbaland?

    etc

    Afar nin oo kala ah Axmed Madoobe, macallin maxamed, Xadhuun, sheikhul kulli iyo dillaalkooda, mafia luga dheer, mafia caydiid, mafia fartaag iwm ayaa ku mayracda Jubbaland.

    Dadkii kale waa sacabka sacabka iyo guulwadayn

    Jubbbaland need urgent gole guurto

    Jubbalad need new leadership

    Jubbaland anigaa iska leh

Leave a Reply