|

Wax Ka Baro Dhaqankeenii Dabar Go’ay Qiimaha uu noolahaa dal iyo dadba(Akkhri oo Daawo)

Umad Kasta oo Dunida ku nool waxay leedahay hida iyo dhqan gooni u ah miyi iyo magaala intuba, Iyadoo umadaha Aduunka ay ku faanaan hidaha iyo dhaqankooda.Bahda

Dalka Soomaaliya ayaa waxaa ku dhacay dhaqan dooris, iyadoo ay umadii Soomaaliyeed ay dhan kasta ka dhaqan rogantay. Hadii ay noqon laheyd Miyi iyo Magaalo , dhaqan iyo xishood intuba.

Hadaba Bahda waamonews ayaa waxay idiin soo gudbineysaa waxyaabaha aan isleenahay waay naga Suuleen iyo dhibaatada aan ka dhaxalnay dhaqan guurka nagu dhacay.

Waxyaabaha Suulay qeyb kamid ah ayaan idiin soo gudbineynaa.

Aqal Soomaaligii heeryada ka sameysnaa wuu suulay.

aqal soomaaligii hore idhanki horeCaano dhiil ama gaawo lagu lisay waay Suuleen.

caano geelsurmo iyo taalo

surmaCAANO GEEL2Dhiil /Haan Biyo Lagu Dhaamiyo waay Suushay.

dhaan1dhaan dhiilDambiil Suuqa looga Soo Adeegto, Derin ,Gambar lagu fariisto iyo Jaag ama Kaloorad Caana Lagu Shubto waay Suuleen.danbiilokalooradDHIILganbarxaaqinbabismaqaar lodacaano rux

qariirad

Intaasi iyo qaar kaloo aan idiin Soo gudbin doono  dalkeena waay ka suuleen waxaana lagu bedalay waxyaabo kale oo Cusub oon Idiin Soo Bandhigi doono Insha Allah.

Sidoo kale Faa’iidada ay noolahaayeen waxyaabahii dabiiciga ahaa iyo dhibaatada ay noo geysteen waxyaabaha Cusub ee na dhaqan rogay , kala soco waamonews.

Cali Yare

Waamonews.com

 

 

 

4 Responses for “Wax Ka Baro Dhaqankeenii Dabar Go’ay Qiimaha uu noolahaa dal iyo dadba(Akkhri oo Daawo)”

  1. gubada says:

    asalamu caleykum walaalayaal.
    salaan kadib mahadsanid cali fariid.
    walaahi dhaqan wanaagsan yan laheen laakiin wacalool xumo inaan hidaheeni ka tagno . ilaahoow dalka noo hagaaji .

  2. Waayaab goormaa iigu danbaiisay wali waiinu,noolahay wali alxamdu lilaahi rabil caalamiin

  3. Dhaqanka waa in,lailaaliyo waawaajib in,lailaliyo qofkasta,dhaqanka

  4. Saleebaan Xayir says:

    Waayo waayo maasha alaah ,bal eega quruxda dhaqankeena ka muuqata .

Leave a Reply