|

Dhageyso: Wasiirka Arimaha Bulshada Jubaland oo ka badbaaday qarax la fashiliyay iyo dad loo xirxiray

Macalin-maxamed1

Wasiirka Arimaha Bulshada Macalin Maxamed oo ka badbaaday Qarax lala damacsanaa balse markii dambe fashilmay. Qaraxani oo gaarigiisa lagu rakibay ayaa fashilmay kadib markii laga warhelay dhagarqabayaashii ku xiray oo sheekeysanaya. Ilaa 30 meeyo qof ayaa qaraxa loo xirxiray waxaana ku jira qaar kamida Staf kiisa.

 

3 Responses for “Dhageyso: Wasiirka Arimaha Bulshada Jubaland oo ka badbaaday qarax la fashiliyay iyo dad loo xirxiray”

  1. Ali Zubeer says:

    Waar macallim maxamed run kama sheegin cidda qaraxa ugu xidhay baaburkiisa.

    Waddadii Axmed Madoobe ayuu hayaa oo ahayd inaan dadka runta loo sheegin.

    Adeer sida wax u dhaceen waxaa weeye in Macallim Maxamed soo dhowaystay rag shabaab ah oo
    qaraabannimo ku xaraystay. Jawaabtay siiyeenna waa midda imminka la argagaxsan yahay.

    Run sheeggiddu waa diin, waana qayb ka mid ah maamul wanaagga laga la; yahay Jubbaland admin.

    Information baa baxay kulahaa.

    Muu yidhaahdo kooxdii gurigiisa joogtay oo uu ilma adeernimo ku soo xaraysatay ayaa la maqalay iyagoo maleegayada mumaamarada khaarijintiisa.

    Jubbaland need urgent gole guurto

    Jubbaland need new leadership

    Jubbaland anigaa iska leh

  2. fay cadeey says:

    Salaamu callaykum Sulldaan Ali,

    muddo dheer isma maqale xaalladu ma saasaa waa yaab dawaco soo imabarato.?
    jubaland waxaa leh Sulldan ALI EE HAYSRAACDO.

  3. Ali Zubeer says:

    Wacalaykumu salaam Fay Cadeey

    Long time sister………Malaha America ama meeshaad joogta ayaad ku mashquushay

    As per piece, waa sidaan u dhigay sida wax u dhaceen laakiin macallinka waa malda hayaa

    Btw, Suldaanku intii uu saadilayay ayaa dhacaya walaa aclamul qayba.

    ee saaxada halagaa arko

    Jubbaland need gole guurto oo road mapka jubbaland dejiya

    Jubbaland need new leadership

    Jubbaland anigaa iska leh

Leave a Reply