Daawo: Dalka Itoobiya oo yeelan doono Bad Cusub oo kala qeybisa dalkaasi(Barnaamij Xiisabadan )
Sida ay sheegeen Quburada Cilmi Baarista Dhulka waxaa soo baxaya ififaalo dalka itoobiya uu yeelan doono Bad Cusub oo ka soo farcanta Bada Red Sea. Sida Muuqaaladan Hoose aad ku daawandoontaan, waxaa socda baaritaano ay wadaan qubura Caalami ah oo ku taqsuustay Cilmiga Dhulka isbedalada ku yimaada( geological mapping team) oo Cabiraya Khariirada dil dilaaca dhulka sii badana iyo qaraxyada Voolkaanada qaabka ay u socdaan . Quburada waxay xaqiijiyeen bada cusub ee ka dhalan doonto itoobiya.
Muuqaalkan waxaa ka muuqda waxyaabo badan oo aad la tacajabto isla markaasina xiisa leh .
Quburada waxay sheegeen in Mustaqbalka dalalka Somaliya, Kenya, Tanzania iyo ugandha iyo qeyb Ethiopia ah ayaa waxay ka go’i doonaan afrika inteeda kale sida dalka Madagaskar oo haatan ah jaziirad ku dhex taalo badweynta hindiya.
Cali Yare
Waamonews.com
Waabarwaaqo. usoo.korodhay .itoobiya.iyo.dhamaan afrika.wana. soodhowiin guul
Waar ina Biddoow ma waxaad ku faraxsan tahay in Xabashido hesho barwaaqo?
Waar ninku illayn waa Axmaar yar……..
Miskiin
Viva Somaliwayn
Down all Amxaaro lovers
Jubbaland need urgent gole guurto
Jubbaland need hoggaan adag
Jubbaland anigaa iska leh
Cali mareexaan awawa lama dagaalamin gumaiis waan kuxidhi waamaxay soomaali.waiin anigu horaan uwaayay mahaiisa nin.yaraan kulaw.faray waxa uu lumiyay raac.deeye adeer manabad ayaad.diiday col.ba.hakuu.dhaamo adeer afrika guul guul quule.cune
Ina bidde
Kkkkk. Ma intaasi ayaa kaa caqli….ah.. Miskiin
Amxaar la kordhabay
Viva Somaliwayn
Down all Amxaaro lovers
Jubbaland anigaa iska leh
Waa.wax fiican alaw nasii bad iyo wabiyaal