|

Daawo: Guddoomiyaha Gobolka Jubbada hoose oo kormeerey xaruumaha booliska Afmadow

Gudoomiyaha Jubada hoose oo kormeeray Ciidamada Amaanka ee degmada Afmadow . Ciidamada amaanka Afmadoow ayaa ah kuwa tayadoodu aad u sareyso isla markaasina si wanaagsan u sugay amaanka deegaanada ay gacanta ku hayaan.

2 Responses for “Daawo: Guddoomiyaha Gobolka Jubbada hoose oo kormeerey xaruumaha booliska Afmadow”

  1. Waawax.fiican in uujiro iskuta.shiga waana.inhoray loosocdo nin yaraan kuloowfaray waxa uulmiyay raacdey

  2. Ali Zubeer says:

    Mugging NGOs to cover fake visit to Afmadow is the new trend

    kkkkkkkk

    ku garranay Jaalle Goonni

    Viva Somaliwayn
    Down all Somali traitors

    Jubbaland need urgent gole guurto

    Jubbaland need new leadership

    Jubbaland anigaa iska leh

Leave a Reply