|

Tacsi: Nabadoon Maxamed Baahale oo Saaka ku geeriyooday Magaalada Nairobi Iyo Jaaliyada Jubaland ee UK oo ka tacsiyeysay.

TAC

Allaha u naxariistee waxaa saaka magaalada Nairobi ku geeriyooday Nabadoon Maxamed Baahale oo kamid ahaa Odeyaasha dhaqanka deegaanada Jubaland sida weyn looga yaqaanay.

Hadaba Jaaliyada Jubaland ee wadanka UK iyo Bahda waamonews waxay Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Ahelkii iyo Qaraabadii uu ka baxay Ilaaheey Naxariistii Janno haka waraabiyee Marxuum Maxamed Baahale. Samir iyo iimaan ilaaheey kaha Siiyo, waxaan ilaaheey uga baryeeynaa Jannatul Firdows aamiin.

 

2 Responses for “Tacsi: Nabadoon Maxamed Baahale oo Saaka ku geeriyooday Magaalada Nairobi Iyo Jaaliyada Jubaland ee UK oo ka tacsiyeysay.”

  1. umu nuurto says:

    INAALILAAHI WA INAA ILEYHI RAAJICUUN, ALAYAA-RAXMA Samir iyo iimaan ILAAHAY ha idinka siiyo,dhamaan reer BAAHALE.

  2. Ali Zubeer says:

    Inna Lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun

    Waa geeri naxdin leh

    Waxaa dhab ah inuu ka mid ahaa odayadii Jubbaland ee saldhig u ahaa degaannada Jubbaland.

    Waar cisho dhowayd Odaygii Cumar feen ayaa dhintay maantana Oday Maxamed Baahale

    Waar ma laga qoray taarikhdii degaanka Jubbaland.

    Allow u naxariiso

    Jubbaland need urgent gole guurto
    Jubbaland need new leadership

    Jubbaland anigaa iska leh

Leave a Reply