|

Ma dooneysaa in Allah kaa dulqaado Dhibaata Kasta oo Aad Farxad iyo Baraaqo Ku Noolaato(Akhirso Ducadan had iyo goor)

Hadaad Dooneyso inaad Libaanto Aduunka iyo Akhiraba isla Markaasina aad ku noolaato farxad iyo baraaro, oo ilaaheey kaa dul qaado wax kasta oo dhibaato ah oo kula soo gudboonaado ku dadaal in aad Akhirsato ducadan. Ducadan waxaa ku duceystay Nabi Yunisi markii uu liqay Nibiriga ,isagoo ku jiro Caloosha Nibiriga ayuu Ilaaheey ku baryay. Waa Duco ninkii ku dadaalo Akhrinteeda ku liibaanayo.

 

1 Response for “Ma dooneysaa in Allah kaa dulqaado Dhibaata Kasta oo Aad Farxad iyo Baraaqo Ku Noolaato(Akhirso Ducadan had iyo goor)”

  1. Alahayow.ceeb.taiida.iiastur.aakharo.iyo.aduunkaba aloow waan.kubaryi.muraad.kaiigana.iisahal oon.macsi.aan.ahan

Leave a Reply