|

Daawo: Jubaland oo ka qaaylo dhaamisay Badda ku soo fatahday Xaafadaha Kismaayo iyo Jaziiradaha Jubada hoose

Maamulka Jubaland oo qaylo dhaan ka soo saaray Badweynta hindiya ee fatahaadka ku sameysay deegaana badan oo ka tirsan Xeebaha Jubada hoose iyo Xaafadaha Magaalada Kismaayo ee biyaha badda soo galeen.

Leave a Reply