|

Daawo: Geel badan oo dhiiqo ku dhintay Gobalka Waqoyi Bari ee Kenya

Gobalka waqooyi bari gaar ahaan deegaanka Garissa ayaa waxaa ka dhacday dhacdo la yaableh oo sababtay in ay ku dhintaan Geel farabadan. 22 Neef oo Geel ah ayaa ku dhintay dhiiqo ay ku daateen , iyagoo ka cararaya Baska Sabriin oo xawaara xoowli ah ku socday, taasoo sababtay in Geelii u argagaxo  isla markaasina ku hoobto dhiidhiga.

Basaska u kala goosha Nairobi iyo Gobalka waqooyi bari Kenya ayaa waxay ku socdaan markasta xawaaro qeyrul caadi ah oo sababi kara khatar aad u badan. Xoolaha iyo duur joogta marka ay la kulmaan, halkii laga doonayay in ay xawaaraha qaboojiyaan oo loo tartiibiyo ayaa waxay ku marayaan xawaaro xoogan iyo waliba hoonka oo samada lagu dhejinayo. Waa Arin halis ah oo xoolaha bahaahiinta argagax gelinaya khatar badana keeni kara, Sida hadaba dhacday.

1 Response for “Daawo: Geel badan oo dhiiqo ku dhintay Gobalka Waqoyi Bari ee Kenya”

  1. Ali Zubeer says:

    WN people

    Asa

    Waar halkeed ka baxdeen.

    Maamulka golahiisa xitaa ma soo qori waydeen.

    Mase sida Fay Caddey tidhi ayaynu candhuutayada dib u liqnaa? kkkk

    Waar hurdada ka kaca.

    Viva Somaliwayn

    Down all Somali traitors

    Jubbaland anigaa iska leh

Leave a Reply