|

Tacsi: Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun, Nabadoon Maxamed Xasan Uleex oo Dhoobley ku geeriyooday

TAC

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi raajicuun.

Waxaa Magaalada Dhoobley Maanta ku Geeriyooday Allaha u naxariistee Nabadoon Maxamed Xasan Uleex oo kamid ahaa Nabadoonada ugu Caansanaa guud ahaan Gobalada Jubaland.

Anagoo ah Bahda Waamonews waxaan Tacsi tiiraanyo leh u direynaa dhamaan reer Maxamed Xasan uleex Gaar ahaan Gudoomiyaha degmada Dhoobley Siyad Maxamed Xasan Uleex,Samir iyo imaan ilaaheey ha ka siiyo dhamaan qoyskuu ka tagay . Waxaan ilaaheey ugu baryeeynaa inuu Jannatul Firdows ka waraabiyo Aamiin.

Maamulka Waamonews.com

4 Responses for “Tacsi: Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun, Nabadoon Maxamed Xasan Uleex oo Dhoobley ku geeriyooday”

  1. umu nuurto says:

    inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi raajicuun waxaan halkaan ooga tacsiyeynaayaa dhamaan Reer M H Uleex
    meel walbo oo ay dunida ka joogaan waxaan idinleeyahay ILaahay Samir iyo iimaan ha idinka siiyo
    Marxuun kana ILaahay Jannatul Firdowsa haka sawaabiyo Aamiin Aamiin Aamiin.

  2. Ali Zubeer says:

    Allow u naxariiso odayga ka baxay Jubbaland

    Waar wax taariikhda degaanka ka qoray ma jiraa odayga baxay.

    Tolow Axmed Madoobe ma ka soo qayb geli doonaa aaskiisa Mase sidii Cumar Feen ayuu
    iska dhegi tiri doonaa?

    Sidaa oo kale xildhibaannada Jubbaland ee Kuwa masaakiinta ah ee Xamar jooga ma iman doonaan sida kuwa dhiggooda ka sameeyaan degaannadooda. Mase sheekadu waa halkeedii ama yabaaalkeedii?

    Maamullada kale markii uu dhinto oday waxay ku xoomaan degaannadooda iyaga oo isku cidhiidhiya qaadista maydka iyo ka muuqashada degaanka?

    Jubbaland need urgent independent gole guurto
    Jubbaland need new leadership

    Jubbaland anigaa iska leh

  3. abdirashid says:

    Aamiin ya rabbi

  4. Hasanqardhaawi says:

    TACSI KA TIMID MAGAALADA QARDHO

    Inaa lilaahi wa inaa ileeyhi raajacuun Waxaan ka tacsiyeeynaa geeri dii ku timid allaah ha u naxariistee Nabadoonka allah yaa rahmah , samir iyo iimaan allah ka siiyo ehelkiisa iyo dhamaan reer Jubbaland.

Leave a Reply