|

Bahda waamonews oo ka tacsiyeyneysa Aamino Moogow Adan oo maanta ku Geeriyootay Garissa

TAC

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileyhi Raajicuun.

Waxaa maanta Magaalada Garissa ku Geeriyootay Ilaaheey Naxariistii Janno haka waraabiyee Amino Moogow Adan. Bahda waamonews waxay Tacsi Tiiraanyo leh u direysaa dhamaan Ahelki iyo qaraabadi ay ka baxday, waxaan si gaara ugu tacsiyeyneynaa Cabdi Maxamed Cali(Cagaar) iyo Binto Maxamed, Samir iyo iimaan ilaaheey hanaga siiyo . Waxaan ilaaheey ugu rajeyneynaa inuu geeyo Janatul Firdows, xisaabtana u fududeeyo Aamiin.

3 Responses for “Bahda waamonews oo ka tacsiyeyneysa Aamino Moogow Adan oo maanta ku Geeriyootay Garissa”

  1. Muslim says:

    Rabiyoow naxariista janna ka waraabi Eda Aamin Moogoow Adan Ibraahin Alahuma aamiin

  2. umu nuurto says:

    ILaahey ha u naxariisto marxuumada Janatul firdowsa ALLa haka sawaabiyo,
    ehelkii iyo Qaraabadii ey ka baxdana Samir iyo iimaan ALLa ha ugu bedelo Aamiin.

  3. Bashiir abukar maclin says:

    Aamiin Aamiin

Leave a Reply