|

Tacsi: Siraad Dhuux Muxumed oo maanta ku geeriyootay Magaalada Dire Dawa ee dalka Itoobiya

TAC

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ileeyhi Raajicuun :

Waxaa Maanta Magaalada Diredawa ee dalka Itoobiya ku geeriyootay Hooyo Siraad Dhuux Muxumed.Bahdawa waamonews waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan dhamaan Ahelki iyo Caruurtii ay ka baxday, Samir iyo iimaan ilaaheey haka siiyo.

Waxaan ilaaheey u weydiineynaa inuu Janatul firdows uu ka waraabiyo xisaabtana u fududeeyo Aamiin.

Waamonews.com

2 Responses for “Tacsi: Siraad Dhuux Muxumed oo maanta ku geeriyootay Magaalada Dire Dawa ee dalka Itoobiya”

  1. Muxumed says:

    Amiin ilaahoow u naxariiso eeda Siraad dhuux .

  2. Cabdullahi says:

    alaha u raxmado marxuumada inagana gadaasheed ale nama fitneeyo,

Leave a Reply