|

Culimada Soomaaliyeed oo Iclaamiyay Banaanbax Looga Soo Horjeedo Qaraxii ka dhacay Agagaarka Masjidka Nabigeena CSW ee Madiina

Culimada Soomaaliyeed ayaa soo saaray Baaq ay ku Cambaareeynayaan Qaraxii kooxaha Argagaxisada ah la beegsadeen Agagaarka Masjidka Nabigeena Nabad Gelyo iyo Naxariis korkiisa ha ahaatee. Sidoo kale baaqan ayaa lagu iclaamiyay Mudaaharaad ka dhicidoono Magaalada Muqdisho oo Lagu Cambaareeynayo Argagaxisada.

dibedbaxa_culimada

1 Response for “Culimada Soomaaliyeed oo Iclaamiyay Banaanbax Looga Soo Horjeedo Qaraxii ka dhacay Agagaarka Masjidka Nabigeena CSW ee Madiina”

  1. Ali Zubeer says:

    ASC

    Waamonews, halkeed ka baxdeen

    Cajiib

Leave a Reply