|

Maryan Yusuf Cali oo ku geeriyootay Magaalada Leicester ee dalka Britain

tacsi

Inna Lillahi Wa Inna Ilayhi Raajicuun.

Waxaa Magaalada Leicester ee wadanka Ingriiska ku geeriyootay Allaha u naxariistee , Maryan Yuusuf Cali( Maryan Koobooy). Marxuumadan ayaa waxay kamid aheyd hooyooyinka Taariikhda fog ku lahaa dhulka waamo gaar ahaan degmada Afmadow. Bahda Waamonews waxay tacsi tiiraanyo leh u direysaa Ahelki iyo Qoyski ay ka baxday.

Waxaan ALLAH u weydiineynaa inuu ka waraabiyo Jannatul Firdows, Samir iyo Imaana Allaha ka siiyo qoyskay ka baxday Aamiin.

 

Waamonews.com

1 Response for “Maryan Yusuf Cali oo ku geeriyootay Magaalada Leicester ee dalka Britain”

  1. Ali Zubeer says:

    Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun

    Allow u naxariiso maamada dhimatay.

    Waamonews ma soo noqoteen mase waa mar qudha

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

Leave a Reply