|

Ogeeysiis: Warbaahinta waamonews oo dib Hawada ugu soo laaban doonto goordhow

Akhristayaasha shafta leh ee ku xirnaan jiray bogeenan waamones waxaan ku war gelineynaa in aan Hawada dib ugu soo laaban doono idim Alle.

4 Responses for “Ogeeysiis: Warbaahinta waamonews oo dib Hawada ugu soo laaban doonto goordhow”

  1. Abdi Qani says:

    Suldaan Ali Zubeer aaway

  2. Abdi Qani says:

    war waamonews

    soo deg dega xaalka meel xun ayuu gaaray.

  3. Ali Zubeer says:

    Asa brother Abdi Qani

    Waar bro muddo waan jirrana oo dhaawac baa i soo gaadhay. Imminka waan soo kabtay.

  4. Ali Zubeer says:

    Haddii WaamoNews Soo laabato dee halkii baan sideennii ka hinqanaynaa. Laakiin Waamonews umalayn maayo inay si dhab ah u soo noqotay. Kalshaale iwm baan joogi jirey intaan ka soo guurin UAE,

    Waayo waayo iyo waxaan saadaalayay oo soo hiraya…..qaybkana ma ogayn.

    Jubbaland need new leadership
    Jubbaland need gole guurto

    Jubbaland innagaa iska leh

Leave a Reply