|

Waa Su’aal: 7 sano Kadib Jubaland xagay u socotaa, Maxaase u qabsoome??

Halgan dheer oo hagar la’aan ahaa isla markaasina ku baxay naf iyo maal badan ayay shacabka reer Jubaland u soo hureen yagleelida maamulka maanta jira.

Hadaba 7 sanadood kadib,  Maxaa u qabsoomay Dowlada Jubaland?  Xageyse u socotaa haatan??.

Maamulka Jubaland maku guuleystey Howshii loo igmaday mise wuu ku guul dareystay?

Shacabka reer Jubaland maxaa la gudboon doorashooyinka soo socda?.

Waamonews.com

 

 

 

5 Responses for “Waa Su’aal: 7 sano Kadib Jubaland xagay u socotaa, Maxaase u qabsoome??”

  1. Ali Zubeer says:

    Waamonews editor wrote:

    * Hadaba 7 sanadood kadib, Maxaa u qabsoomay Dowlada Jubaland?

    Wax wayn uma qabsoomin marka laga reebo in Kismaayo la iska fadhiyay

    * Xageyse u socotaa haatan??.

    Waxay ku socotaa hadaan dheer. Ishaa macallin ah. Faalladeeda markeedii

    * Maamulka Jubaland maku guuleystey Howshii loo igmaday mise wuu ku guul dareystay?

    Wuxuu ku guulaystay inuu kala dilo dadka

    Wuxuu ku guulaystay in Absame kala diro

    Wuxuu ku guulaystay inuusan hal mashruuc xitaa ka qaban degaanka Jubbaland

    Wuxuu ku guulaystay inuu cadowga ummadda u adeegay

    Wuxuu ku guulaystay in Axmad Madoobe ka dhigay ama la simay Jubbaland ama kim il song. Ninkii yidhaa waar ka daa deetana la yidhaa wuxuu u jeeda duminta Jubbaland.

    And the list goes on.

    * Shacabka reer Jubaland maxaa la gudboon doorashooyinka soo socda

    Waxaa la gudboon inay doortaan nin degaanka ka soo jeeda oo leh aqoonteeda, Alla ka cabsigeeda iyo leh horumar ajenda

    Suldaanku wuu idiin dakh dakhrayaa. Waayo mowqifkiisii hore ayaa maanta bannaanka yimid wamaa kuntu lil qaybi caalimun..

    Jubbaland need new leadership
    Jubbaland inagaa iska leh

  2. Ali Zubeer says:

    Meeyay kuwii boggan ku goolatami jirey gefaafo la’aan.

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

  3. Ali Zubeer says:

    Meeyay kuwii boggan ku goolaftami jirey gedaafo la’aan.

    Viva Soomaaliwayn

  4. Wiil waamo says:

    Welcome back wmns.
    Suldan cali zubeer salan sare ader.
    Aniga warkayga wa cadyahay.
    Todobo sano oo fashil ah qasaaro ma ogiye absame waxba kama dheefin mamulka jubboland.
    Jubboland need new leadership 100%.
    Full stop

  5. Ali Zubeer says:

    Wiil Waamo

    Asa

    Waayo waayo…………

    Warka adigaa dhammeeyay laakiin ballaadhi fikirka.

    Suldaanku Kalshaale iwm ayuu jireyy.

    Dhaxaan damcay inaan dadkeenna Jubbaland tusaalaayo dheg baan jalaq la ii siine.

    Dhaxaan ka digay dhibka maanta ka taagan jubbalaand dheg weelaysa waayay

    Dhaxaan idihi Axmad Madoobe waa keligiii talis dhaxaan laygu haydaaray

    Dhaxaan idhi Jubbaland state need gole guurto oo gacanta ka qabata Axmad qosolna laygu jawaabay..

    Waar meeyay dhallintii, wax garadkii, iyo aqoon yahankii degaanka, culimadii,, ganacsatadii iwm

    Waar soo yaaca oo badbaadiya Jubbaland State……..

    Viva Soomaaliwayn
    Down all Somali traitors

Leave a Reply